Mikel Arteta Oo Qaadaya Tallaabo Uu Ku Bahdilayo Mesut Ozil
Mikel Arteta ayaa qaadaya tallaabo kale oo axmaqnimo ah oo uu ugu quus-goynayo Mesut Ozil, si uu ugu qasbo inuu iskaga tago…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Mikel Arteta ayaa qaadaya tallaabo kale oo axmaqnimo ah oo uu ugu quus-goynayo Mesut Ozil, si uu ugu qasbo inuu iskaga tago…
Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska kooxdiisa Barcelona adag ee Sabtida berri ay safarka ugu tegayaan Getafe, taas oo ay u baahan…
Real Madrid ayaa ku dhex jirta mashaqo dhaawacyo ah, waxaana Jimcihii maanta la xaqiijiyey in kulanka Sabtida ee Cadiz uu seegi doono…
Manchester United ayaa dhaqan gelisay 12 bilood oo kale oo ay ku kordhisay heshiiska ay kula jirtay laacibkeeda khadka dhexe ee Paul…
Jurgen Klopp ayaa dib ugu soo dhaweyn doona shaxdiisa xiddigaha kala ah Thiago Alcantara, Sadio Mane iyo Joel Matip kulanka ay Liverpool…
Cristiano Ronaldo ayaa xaqiijiyay inuu aad u fiican yahay ka dib markii laga helay cudurka Korona Fayras. Ronaldo ayaa Instagram Live kula…
Kooxda Blackpool ayaa ku dhawaaqday inay heshiis amaah ah kula wareegtay xiddiga Liverpool Ben Woodburn. Xiddiga reer Wales ayaa ku biiray kooxda…
Barcelona ayaa ku guuldareysatay xagaagan inay la soo wareegto weeraryahanka kooxda Lyon Memphis Depay madaama ay awoodi waayeen mushaharkiisa sababo la xiriira…
Daafaca xulka qaranka Peru ee Carlos Zambrano ayaa banaanka keenay sida uusan ula dhacsanayn weeraryahanka xulka Brazil ee Neymar JR kaddib kulankii…
Ciyaaryahanka garabka weerar ee kooxda Brentford iyo xulka qaranka Algeria ee Said Benrahma ayaa lagu soo warramayaa inuu ku dhacay tijaabada caafimaadka…
Heshiiska da’yarka weerarka Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa u muuqda mid lagu kala guuleystay xilli ay doonayeen kooxo laga xusi karo…