Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Mohamed Salah Wuxuu Tababarka Liverpool Bilaabay Shan

Liverpool ayaa jabisay sharciga xakamaynta xanuunka Korona Fayras, kaddib markii ay u ogolaatay xiddigeeda Mohamed Salah inuu kusoo laabto shan maalmood  kaddib markii baadhitaankii lagu sameeyey lagaga helay xanuunka Korona Fayras.Salah oo ay da’diisu tahay 28 jir ayaa kusoo laabtay tababarka Liverpool Isniintii toddobaadkan, waxaanu ciyaarayaa kulanka Atalanta ay caawa ku martigelinayaan ee tartanka Champions League inkasta oo uu seegay ciyaartii Leicester City ee Arbacadii.Laacibkan oo uu xanuunku ku dhacay isaga oo ku…

Man United Ma Lahan Hogaamiye, Harry Maguire Iyo Bruno

Halyeeyga Manchester United Rio Ferdinand ayaa sheegay in kooxda aysan laheyn wax hogaamiye ah islamarkaana Harry Maguire iyo Bruno Fernandes aysan u qalim kabtanimo.Red Devils ayaa si gaabis ah ku bilaabatay xilli ciyaareedka Premier League iyagoo badiyay afar ka mid ah sideedkulan oo ay ciyaareen, waxayna ku jiraan kaalinta 10aad ka dib markii ay ka soo gudbeen kooxda West Brom Sabtidii.Fernandes ayaa dhaliyay goolka rigoorada ee ay Man United kaga badisay West Brom.Kabtankii hore ee Manchester United ayaa si xun u…

Jack Wilshere Oo Ka Hadlay Bahdilka Uu Mikel Arteta U

Xiddigii hore ee Arsenal Jack Wilshere ayaa qiraty inuu la yaabay go’aankii uu Mikel Arteta kooxda uga saaray Mesut Ozil xilli ciyaareedkan.Ozil oo Gunners uga soo biiray Real Madrid bishii September ee 2013 ayaan u ciyaarin kooxda tan iyo 7dii bishii March, iyadoo Arteta uu go’aansaday inuu xiddiga Jarmalka ka reebo liiska ciyaartoyda Gunners ee Premier League iyo Europa League.Inkastoo ay jirto xan ku saabsan in labada nin ay dhanka fekradaha ku kala duwan yihiin hadana Arteta ayaa mar walba ku difaacayay go’aankiisa inuu…

EA Sports Oo Godkeeda Biyo Ugu Soo Galeen, Zlatan

EA Sports ayaa ka jawaabtay su’aal ka timid weeraryahanka AC Milan Zlatan Ibrahimovic kaasoo ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo sababta ay shirkadaan ciyaar gacmeeda FIFA ugu isticmaasho muuqaalkiisa iyo magaciisa.Habeenkii Isniinta Ibra ayaa ahaa xiddigii ugu danbeeyay ee kubada cagta ee baraha bulshada soo dhiga cabasho ka dhan ciyaar gacmeedka FIFA 21. Laakiin si ka duwan ciyaartoyda kale oo ka cawda qiimeyntooda Ibra wuxuu ka cabanayay sababta uu ciyaar gacmeedka uga soo dhex muuqday.“Dad ayaa faa’ido ka sameynaya…

Cristiano Ronaldo Oo Ka Falceliyay Goolashii Uu Bruno

Cristiano Ronaldo ayaa sida cad taageero u ah qaab ciyaareedkii ugu danbeeyay ee uu Bruno Fernandes u soo bandhigay Manchester United iyagoo xaqiijistay guul ay ka gaareen kooxda Istanbul Basakshir koobka Champions League xalay oo Talaado aheyd.Xiddiga reer Portugal ayaa dhaliyay gool qurux badan oo uu ku furay goolashii Old Trafford ka hor inta uusan dhalinin goolkiisa labaad daqiiqadii 19aad ee ciyaarta.Fernandes ayaa ka dib iska daayay fursad uu seddexleydiisii ugu horeysay ku dhalin lahaa isagoo rigoore kooxda loo dhigay…

Fifa Oo Ku Dhawaaqday Tartamayaasha Tababaraha, Goolhayaha &

Hay’ada ugu sarreysa kubadda cagta caalamka ee Fifa oo goor dhawayd ku dhawaaqday qaar kamida tartamayaasha abaalmarinaha ay sanadkan ku bixin doonto xaflada FIFA The Best Awards ayaa wali sii wada shaacinta tartamayaasha kala duwan.Aan ku horraynee FIFA ayaa markan macalimiinta ku tartami doona abaalmarinta tababaraha sanadka u magacawday Hansi Flick oo Bayern Munich wata, Jurgen Klopp oo Loverpool ah, Marcelo Bielsa oo Leeds United masuul ka ah, hoggaamiyaha Sevilla ee Julen Lopetegui iyo hormoodka Real Madrid ee Zinadine…

Pep Guardiola Oo Shaaciyey Liiska Ciyaaryahanadda Kooxdiisa Ee

Kyle Walker iyo Kevin de Bruyne ayaan qayb ka ahayn ciyaartoyda Manchester City ee kulanka Olympiacos ee tartanka Champions League.Labadan ciyaartoy ayuu Pep Guardiola go’aamiyey inuu siiyo waqti nasasho maadaama ay yihiin ciyaartoyda ugu waqti-ciyaarista badan, waxaana laga reebay liiska ciyaartoyda safarka u galay waddanka Giriigga.Pep Guardiola ayaa u yeedhay ciyaartooyo da’yar oo uu kusoo buuxiyey boosaska labadan ciyaartoy, balse waxa kale oo iyaguna usoo noqday oo diyaaradda qabsaday Fernandinho, Aleks Zinchenko iyo…

Luka Modric Oo Shaaciyey Kooxda Uu Kubadda Cagta Kaga

Xiddiga khadka dhexe ee reer Croatia ee Luka Modric ayaa shaaciyey kooxda uu doonayo inuu kaga fadhiisto ciyaaraha, xilli uu sannadkii ugu dambeeyey heshiiskiisa Real Madrid socdo.Kubbad-sameeyahan oo 12kii bilood ee ugu dambeeyey ee qandaraaskiisa Santiago Bernabeu ku dhex jira ayaa daboolka ka qaaday inuu doonayo inuu heshiis cusub saxeexo oo uu sii joogo Real Madrid illaa inta uu ciyaaraha ka fadhiisanayo.Waraysi uu siiyey wargeyska Marca ayaa waxa uu ku sheegay inuu doonayo inuu sii ciyaaro kubadda cagta, isla markaana…

Ronaldo Mise Dybala? Andrea Pirlo Oo Magacaabay Laacibkii

Tababaraha Juventus ee Andrea Pirlo ayaa weerar ku qaaday xiddig kooxdiisa ah oo uu sheegay in qaab ciyaareedkii ay ka filayeen ay ka waayeen intii ay socotay ciyaartii ay ay xalay dirqiga kaga adkaadeen kooxda Ferencvaros.Juventus ayaa lagala hormaray gool, waxaase barbarrihiisa keenay Cristiano Ronaldo ka  hor intii aanu xilli dambe goolka guusha u keenin Alvaro Morata oo beddel kusoo galay qaybtii dambe.Ciyaartan ayuu Andrea Pirlo kusoo wada bilaabay Cristiano Ronaldo iyo Paulo Dybala iyadoo uu kaydka dhigay Morata oo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More