Liverpool Oo Guul Cidhiidhi Ah Ka Gaartey Sheffield United
Liverpool ayaa guul soo laabasho ah ka gaadhay Sheffield United oo ay isku haleeleen garoonka Anfield, taas oo Reds ay ugu soo…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Liverpool ayaa guul soo laabasho ah ka gaadhay Sheffield United oo ay isku haleeleen garoonka Anfield, taas oo Reds ay ugu soo…
Ronald Koeman ayaa dood ka keenay go’aankii Real Madrid lagu siiyey rikoodhaha qaybta labaad ee kulankii El Clasico, taas oo Barcelona lagu…
Cristiano Ronaldo ayay u ahayd maalin damaashaad oo uu kooxdiisii hore ee Real Madrid kala qayb-galay dabaal-degga guushii weynayd ee ay ka…
Man Utd 0-0 Chelsea: Edinson Cavani ayaa shabaqa soo taabtay kulankiisii ugu horeysay iyadoo Edouard Mendy uu ka ilaaliyay kooxda Ole Gunnar…
Manchester United ayaa soo afjartay laba guul-darro oo isku xigay oo horyaalka Premier League ahaa oo garoonka Old Trafford loogu xambaariyey, laakiin…
Manchester United iyo Chelsea ayaa barbarro goolal la’aan ku kala baxay ciyaartoodii horyaalka Premier League ee garoonka Old Trafford. Kulankan oo ahaa…
Liverpool oo ciyaarteedii hore ee horyaalka Premier League barbaro lasoo gashay naadiga Everton oo ay kulanka caanka ah ee Merseyside derby isku…
Musiibada dhaawacyada Real Madrid ayaa halkeeda kasii socota, waxaana farxaddi ay ka gaadheen Barcelona u raacday niyad-jab kale oo ah in mid…
Tababaraha kooxda Juventus ee Andrea Pirlo ayaa ka hadlay xaalada kooxdiisa kahor kulanka ay habeen dambe Serie A la ciyaarayaan dhigooda Verona…
Kooxda Real Madrid ayaa dhigeeda Barcelona oo uu tartanka weyn ee kubaddeed ee taariikhiga ahi ka dhaxeeyo kusoo dubatay gegida Camp Nou…
Kulan adag ayaa caawa loogu balansan yahay garoonka Old Trafford iyadoo Manchester United ay soo dhaweyneyso kooxda ay ku xafiiltamayaan afarta kaalimood…