PSG Oo Aqbashay Inay Samaysay Qalad Weyn Oo Ay Ka
Agaasimaha ciyaaraha Paris Saint-Germain ee Leonardo ayaa qirtay in kooxdiisu ay samaysay qalad weyn markii ay ogolaadeen in Thiago Silva uu si…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Agaasimaha ciyaaraha Paris Saint-Germain ee Leonardo ayaa qirtay in kooxdiisu ay samaysay qalad weyn markii ay ogolaadeen in Thiago Silva uu si…
Tababaraha Liverpool, Jurgen Klopp ayaa lagula taliyey inuu muddo laba toddobaad ah kursiga kaydka u diro laacibka reer Brazil ee Roberto Firmino,…
Haddii aad sheegtay inuu xiddigaan yahay Mesut Ozil waad ku saxan tahay. Xiddiga asalkiisa Turkiga yahay balse u dhashay dalka Jarmalka Mesut…
Ciyaartoydii ugu qaalisanaa kubadda cagta ee ay da’doodu ka hoosaysay 18 jirka xilligii la kala iibsaday ayaa daboolka laga qaaday kaddib markii…
Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa laga xayiray isticmaalka bartiisa bulshada ee Twitch-ka bil kaddib markii uu kusoo daabacay lambarka telefoonka weeraryahanka…
Cristiano Ronaldo ayay kooxdiisa Juventus doonaysaa inay iibiso kaddib laba xilli ciyaareed oo uu la qaatay, waxaana la sheegayaa in durba uu…
Guddoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta England ee Greg Clarke ayaa hadda shaaciyey inuu iska casilay xilkii uu hayay. Greg Clarke oo uu saaran…
Diego Carlos waxa uu soo maray safar dheer oo dhinaca nolosha ah oo kasoo bilaabmay meel aanu kuba fikirin inuu ciyaartoy noqonayo…
Da’yarka xilli ciyaareedkan aadka muhiimka ugu soo ahaa Barcelona ee Anssumane Fati ayaa mudo afar bilood ah garoomada ka maqnaan doona kaddib…
Da’yarka mustaqbalka wanaagsan lahaa ee ree Portugal ee Bruno Tavares ayaa cisbitaal loola carraray kaddib markii uu mid kamida asxaabtiisu xabad (Rasaas)…
Warar cusub oo laga helayo saxaafada England ayaa wax ka qoraya xaalada Manchester United iyo heerka ay u joogto inay shaqada ka…