Mushaharka Ciyaaryahanadda Xulka Qaranka England, Xiddigaha Dulman Iyo
Mushaharka ciyaartoyda xulka qaranka England ayaa lasoo bandhigay, waxaana ka muuqda farqi weyn oo u dhexeeya ciyaartooyo kala wanaagsan oo kuwooda liita…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Mushaharka ciyaartoyda xulka qaranka England ayaa lasoo bandhigay, waxaana ka muuqda farqi weyn oo u dhexeeya ciyaartooyo kala wanaagsan oo kuwooda liita…
Bobby Lewandowski iyo Kylian Mbappe ayaa hoggaaminaya xiddigaha weerarka ee ugu wanaagsan ee ka qayb-gelaya tartanka Euro 2020 ee Jimcaha bilaabmaya, kaas…
Shan sannadood ayaa la sugayay tartanka qaramada Yurub ee Jimcaha bilaabmaya. Sharciga ayaa qoraya in afartii sannadoodba hal mar la qabto, laakiin…
There has been a lot of discussion recently about how most clubs will fight to make big money in this summer’s transfer…
Rio Ferdinand ayaa soo xushay shaxda ugu fiican ee xulka qaranka England uu ku ciyaari karayo kulankooda ugu horreeya tartanka qaramada Yurub…
Kooxda kubadda cagta Stuttgart ee ka dhisan waddanka Germany ayaa daboolka ka qaadday in xiddigeeda weerarka ee ugu goolasha badnaa xilli ciyaareedkii…
Tababaraha Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa doonaya inuu afar ciyaartoy kusoo kordhiyo kooxdiisa inta uu furan yahay suuqa iibka ciyaartoyga ee xagaagan,…
Weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe ayaa la kulmi doona madaxweynaha kooxdiisa PSG ee Al-Khelaifi marka uu soo dhamaado tartanka qaramada Yurub…
Paris Saint-Germain ayaa wax ka bedelaysa safka kooxdeeda suuqa xagaaga xilli uu tababare Mauricio Pochettino isku dayi doono inuu xilli ciyaareedka dambe…
Garabka weerar ee kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa la xusayaa inay taabteen hadaladii madaxweynaha kooxdiisa ee Nasser Al-Khelaifi uu dhawaan…
Ururka xirfadlayaasha kubadda cagta ee Professional Footballers Association loona soo gaabiyo PFA ayaa ku dhawaaqay liiska lixda xiddig ee ku tartami doona…