Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Kylian Mbappe Oo Magacaabay Difaaca Ugu Weereeya Ee Uu Abid Ka Hor

Weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe ayaa magacaabay difaaca ugu dheereeya ee intii uu garoomada ku jiray uu ka hor tegay, kaas oo uu tilmaamay mid awood leh oo uu u qushuucay qaab ciyaareedkiisa.Mbappe oo ka mid ah ciyaartoyda ugu dheeraysa kubadda cagta waqtigan ayaa isagoo waraysi siinayay wargeyska France Football waxa la weydiiyey ciyaartoyda uu orodkooda ka yaabay, waxaana uu markiiba lasoo baxay afar laacib oo uu ku jiro weeraryahanka Arsenal iyo xulka qaranka Gabon ee Pierre-Emerick Aubameyang, laakiin waxa…

How to watch Euro 2020 on TV today

The European Championships are finally underway, to the delight of virtually everyone who has a vague interest in football.24 teams are currently battling to be crowned the best team on the continent, but unfortunately some of the biggest and best arenas around Europe will not be filled to capacity due to ongoing coronavirus restrictions.It also means that participation in fan parks has decreased, pubs are not as framed as they used to be, and as a result more and more people are likely to watch Euro 2020 from their own…

WAR BUUXA: Gini Wijnaldum Oo Doortay Sababtii Uu PSG Uga Doortay

Khadka dhexe ee xulka qaranka Netherlands ahna saxeexa cusub ee kooxda Paris Saint-Germain ee Georginio Wijnaldum ayaa sidii laga sugayay u bayaamiyay sababtii uu kooxda caasimada France ugu biiray ee uu ugu gacan saydhay Barcelona.Wijnaldum ayaa ahaa ciyaaryahan ay Barcelona saxeexiisa isa siisay oo ay filanaysay inuu u wareegayo kaddib mudo dheer oo ay raadinaysay kahor inta aysan PSG xilli dambe soo dhex galin wadahadaladii u dhaxeeyay.Paris ayaa kula heshiisay Wijnaldum sanadkii mushahar 10 Milyan oo euro ah waana lacag…

Hala Wareegina!! – Halyeey Rio Ferdinand Oo Kooxdiisii Man United U

Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa kooxdiisii hore uga digay saxeexa daafaca midig ee Atletico Madrid iyo xulka qaranka England ee Kieran Trippier oo ay aad u doonayaan.Ferdinand ayaa aaminsan in xiddiga dhawaan kusoo guuleystay horyaalka La Liga uusan ahayn mid ku haboon xiddiga ay booska daafaca midig u doonayso Manchester.Ferdinand ayaa sheegay inuu yahay mid garanaya tayada uu leeyahay 30 sano jirkaasi balse uusan ku haboonayn inuu kursiga keydka u galo Red Devils.Manchester ayaa doonaysa saxeexa…

Qish Laga Helay Shaxda Xulka England Ee Kulanka Berri, Saddex Xiddig

Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa la filayaa inuu kulankooda furitaanka ee EURO 2020 kusoo bilaabi doono garabka weerar ee xulkiisa ee Raheem Sterling.Sterling ayaa lagu maamuusay abaalmarinta MBE Jimcihii shalay waxaana siisay boqorada dalkaasi England oo bixinaysay abaalmarinaha xafladeeda dhalasho isagoo ku mutaystay dadaalka uu ka sameeyay la dagaalanka cunsuriyada.Tababare Southgate ayaa la xusayaa inuu Raheem kusoo bilaabi doono ciyaarta berri galab ka dhacaysa gegida Wembley, hore shaki badan…

“Waxaan Rajaynayaa…..” – Gerard Pique Oo Ka Hadlay Haddii Uu Doonayo

Daafaca dhexe ee kooxda Barcelona ee Gerard Pique ayaa ka hadlay mustaqbalka da’yarka Borussia Dortmund ee Erling Haaland iyo haddii uu la jeclaan lahaa inuu kula soo biiro Barca.Xaalada dhaqaale ee Blaugrana ayaa ah mid adag iyaga oo inta badan raadinaya xiddigo heshiisku ka dhacay oo qaab bilaash ah lagu heli karo balse waxa sidoo kale jirta niyad samaan lagu qabo inay hal saxeex oo weyn samayn doonaan.Pique oo la hadlay Youtuber-ka lagu magacaabo Ibai Llanos ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa in Haaland uu kula soo biiro…

“Ma Doonayo Inuu Ku Biiro Arsenal, Waa Koox Weyn Laakiin…..” – Andre

Halyeeyga kubadda cagta Netherlands ee Wesley Sneidjer ayaa goolhayaha Ajax ee Andre Onana uga digay inuu ku biiro kooxda Premier League ee Arsenal oo xiiso u muujisay saxeexiisa bilihii ugu dambeeyay.Sneidjer oo hore ugu soo ciyaaray Ajax ayaa aaminsan inuu Onana u qalmo wax ka badan Arsenal isla markaana uu mudan yahay mid ahaan kooxaha Real Madrid ama Barcelona.Goolhayaha heer caalami ee xulka Cemeroon ayaa la filayaa inuu iskaga tagi doono Ajax gudaha suuqa xagaagan waxaana magaciisa lagu hadal hayaa Arsenal.Gunners ayaa…

AKHRISO: Maxaa Ka Jira In Mbappe Uu Iska Dhisayo Benzema Oo Uu

Waxa maalmihii ugu dambeeyay si weyn loo hadal hayay wararka la xidhiidha xurguf dhawaan dhex martay xiddigaha weerarka xulka qaranka France ee Olivier Giroud iyo Kylian Mbappe kuwaas oo saxaafadu aad uga warrantay waxa dhex maray.Xurgufta ayaa bilaabantay kulankii dhex maray xulkaasi Les Bleus iyo dhigiisa Bulgaria oo ay 3-0 uga adkaadeen markaas oo uu Giroud ka cawday tirada baasaska kasoo gaadhaya xiddigaha la ciyaarayay.Giroud ayaa markii bedel lagu sameeyay Mbappe laba gool dhaliyay isaga oo ku dhawaaday rekoodhka gool…

MUCJISO: Taageere Sameeyay Saadaashii Abid Ugu Yaabka Badnayd Kulankii

Taageere ree Talyaani ahaa ayaa sameeyay saadaashii ugu yaabka badnayd taariikhda kubadda cagta kulankii uu xalay xulka qaranka Talyaanigu guusha 3-0 ka ah ka gaadhay dhigiida Turkey oo marti u ahaa ciyaarta furitaanka Euro 2020.Talyaaniga ayaa gaadhay guushii sagaalaad ee xidhiidh ah iyaga oo aan hal gool laga dhalinin halka ay sidoo kale guuldarro la’aan yihiin tan iyo September 2018.Xulka lagu naanayso Azzuri ayaa guusha weyn ee uu ku furtay Euro 2020 goolasheeda ka kala helay Ciro Immobile, Lorenzo Insigne iyo daafaca…

Real Madrid & Chelsea Oo Ku Dagaallamaya Xiddig Weyn, PSG Oo Laba

Liverpool ayaa wada-hadallo la bilowday Borussia Monchengladbach oo ay ka doonayso saxeexa laacibka khadka dhexe ee reer  Germany ee Florian Neuhaus oo 24 jir ah. (Sport 1)Tababarihii hore ee Roma ee Paulo Fonseca ayaa heshiis shaqsi ah oo laba sannadood ah la gaadhay Tottenham. (Telegraph)Arsenal waxay isku diyaarinaysaa inay u dhaqaaqdo difaaca xulka qaranka England iyo kooxda Brighton ee Ben White oo 23 jir ah. (Athletic)Gunners waxa kale oo ay doonaysaa kubbad-sameeyaha Talyaaniga ah ee Manuel Locatelli oo ka tirsan…