Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

UEFA Oo Go’aan Ka Gaarey Ka Qayb-galka Champions League Ee Real

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa xidhiidh la sameeyey Juventus, waxaana uu ku wargeliyey go’aanka laga qaatay ee ku aaddan ka qayb-galkooda tartanka naadiyada Yurub ee Champions League.UEFA ayaa laga sugayay inay go’aan kasoo saarto kooxahan oo ay hore u shaacisay, inay ganaax ku ridi doonto kaddib markii ay qayb ka noqdeen tartan cusub oo ay samaysteen 12ka kooxood ee waaweyn ee Yurub ee loogu magac-daray Super League, kaas oo sagaal ka mid ah naadiyadii aasaasay ay ka laabteen.Real Madrid, Juventus iyo Barcelona…

Arsenal reject Roma’s 15 million euro in Granit Xhaka

Arsenal have rejected an offer of 15 million euros (£ 12.9) for Granit Xhaka from Roma. The long-time midfielder is generally expected to leave the Gunners this summer with the Italian capital as his most likely destination. However, Rome's first bid has been rejected, according to the BBC. Jose Mourinho, who will take over at the Stadio Olimpico after Euro 2020, is keen to make Xhaka his first signing. The Swiss international has shared the opinion of Arsenal fans since arriving at the club in 2016 from Borussia…

Ma Rumaysan Kartid! Maanta Oo Kaliya $4 Bilyan Oo Dollar Ayay

Shirkadda sharaabka ee Coca Cola ayaa khasaare weyni kasoo gaadhay ficil uu xalay fiidkii sameeyey xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo, kaas oo iska hor qaaday laba quraaradood/dhalo oo saarnaa miis loogu talo-galay inuu saxaafadda  kula hadlo.Laacibkan ayaa si cadho ku jirto iskaga hor-qaaday sharaabka Kookaha, waxaana uu sare u qaaday caagad biyo ah oo hortiisa taallay oo uu amaanay, isagoo yidhi: “Biyaha cabba!”.Coca Cola ayaa ku jirta shirkadaha xayaysiiska ku leh tartanka qaramada Yurub ee EURO 2020, waxaana…

The Netherlands predicted line-up vs Austria

After watching nailed down to record a comfortable victory over Ukraine in their first outing at Euro 2020, the Netherlands were kind enough to almost make an absolute mess of it and instead treated us to one of the games in the tournament so far.Frank de Boers 'men eventually secured the three points with the permission of Denzel Dumfries' late header, but not before throwing away a two-goal lead in a game that seemed to be done and dusted.The Netherlands face Austria in their second Group C game on Thursday and their…

DAAWO Oo Ha Cadhoonin: Sababtii Loo Mamnuucay In Goolhayuhu Gacanta Ku

Goolhayeyaasha ayaa xor u ahaa inay gacanta ku qabsan karaan kubbadaha ciyaartoydiisu usoo laadaan, waxaana ka dhalan jirtay waqti lumis badan, cadho iyo xataa taageereyaasha iyo daawadeyaasha kale oo dhibsan jiray.Tartankii qaramada Yurub ee Euro 92, waxa uu ahaa midka cadhada ugu badan ka abuurantay, gaar ahaan kulamadii semi-finalka iyo Finalka.Xulka qaranka Denmark ayaa tartankan ku guuleystay, laakiin sida ay ku qaadeen ayaa ahayd mid madax-xanuun badan reebtay oo dadkii waqtigaas daawanayay aanay illaa hadda illoobin…

Feedhyahanka Muslimka Ah Ee Khabib Oo Sheegay Inuu Xiddig Kubadda

Xiddigii hore ee ciyaarta UFC ee Khabib Nurmagomedov ayaa shaaca ka qaaday rabitaankiisa ah inuu noqdo ciyaaryahan kubadda cagta ah xilli uu xusay inay jiraan durba kooxo badan oo dalab kasoo gudbiyay. Khabib oo sanadkii hore ka fadhiistay ciyaarta UFC isaga oo aan wax guuldarro ah la kulmin ayaa ah taageere weyn oo jecel kubadda cagta xilli uu bilihii ugu dambeeyay barihiisa bulshada kusoo bandhigayay xirfadiisa ciyaareed, Khabib ayaa iska diiday dalabaad uu ugu laaban karayay UFC oo uu ka helay madaxweynaha ciyaartaas ee…

Paul Merson Oo Soo Xushay Shaxda Abid Ugu Fiican Xulka England, David

Taageeraha caanka ah ee kooxda Arsenal ahna suxufiga ree England ee Piers Morgan ayaa soo doortay shaxda abid ugu fiican xulka qaranka England isaga oo boos u waayay ciyaaryahano waaweyn oo halyeeyo looga tix geliyo dalkaas.Shaxda uu doortay Morgan ayay kasoo muuqdeen ciyaaryahano laga xusi karo Paul Gascoigne, Gary Lineker iyo Sir Bobby Charlton halka ay boos ka waayeen ciyaaryahano laga sheegi karo David Beckham iyo Steven Gerrard.Piers Morgan oo bartiisa Twitter-ka ku doortay shaxdaas kahor kulankii England vs Croatia…

I Fasaxa!! Xiddig Muhiim U Ah Man City Oo Bixitaan Doonaya 12 Bilood

Khadka dhexe ee kooxda Manchester City ee Bernardo Silva ayaa lagu soo warramayaa inuu dalbanayo in kooxda laga fasaxo walow uu xilli ciyaareedkii dhammaaday ee 2020-21 qaab fiican kusoo dhammaystay.26 sano jirkaas ayaa shan gool iyo sagaal caawimo kasoo sameeyay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkii dhammaaday isaga oo kasoo caawiyay kooxdiisa ku guuleysiga horyaalka.Warbixintan ayaa sheegaysa in Bernardo uu ka cadhooday inuu bur-buray heshiis uu ugu biirayay Barcelona xagaagii sanadkii hore walow uu heshiiskaasu u…

Miyaad Ku Biiraysaa Liverpool? Geesigii FA Cup Ee Leicester City Youri

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa la filayaa inuu suuqa u geli doono saxeexa khad dhexe kaddib markii uu Georginio Wijnaldum qaab xor ah ugaga biiray dhinaca Paris Saint-Germain.Khadka dhexe ee Leicester City ee Youri Tielemans oo kamida xiddigaha buuxinta booskaas lala xidhiidhinayo ayaa sheegay inuusan ka fikirayn haatan wax ku saabsan mustaqbalkiisa oo uu kaliya diirada saarayo tartanka Euro 2020 iyo xulka Belgium.Tielemans ayaa kusoo raaxaystay xilli ciyaareed cajiib ah oo uu horyaalka Premier League isaga…

WARBIXIN: Guardiola Oo TODDOBA Xiddig Ka Diraya Man City, Barcelona Oo

Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa la xusayaa inuu toddoba xiddig oo safka kooxdiisa ah iska diri doono suuqa xagaagan isaga oo gaashaan buur la samaystay kooxdiisii hore ee Barcelona oo uu garab siinayo.Guardiola ayaa u baahan saxeexa weeraryahan cusub kaddib markii uu Sergio Aguero dhinaca Barca qaab bilaash ah ugaga wareegay waxaana lala xidhiidhinayaa Harry Kane oo Tottenham ka tirsan iyo Erling Haaland oo Borussia Dortmund qayb ka ah.Sky Blues ayaa la filayaa inay lacag badan ku bixiyaan saxeexa…