Dareenkii Oohinta Ahaa Ee Qabsaday Qolka Labiska Belgium Oo Uu Asxaab
Tababaraha xulka qaranka Belgium ee Roberto Martinez ayaa shaaca ka qaaday in xiddigaha xulkiisu ay ahaayeen kuwo ooyayaya kaddib markii ay daawadeen…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Tababaraha xulka qaranka Belgium ee Roberto Martinez ayaa shaaca ka qaaday in xiddigaha xulkiisu ay ahaayeen kuwo ooyayaya kaddib markii ay daawadeen…
Xulalka Croatia iyo England ayaa galabta iskaga hor imanaya gegida Wembley Stadium kulan ah ku celiska afar dhammaadkii koobka aduunka ee 2018…
Waxa shaaca laga qaaday shaxda uu xulka qaranka England galabta kala hortagi karo dhigiisa Croatia, xulashadan ayaa walow aysan rasmi ahayn haddana…
Daafaca midig ee kooxda Manchester City ee Joao Cancelo ayaa gabi ahaanba laga saaray liiska xiddigaha xulka Portugal u metelaya tartanka EURO…
Everton iyo Leeds United ayaa ku tartamaya saxeexa difaaca Real Madrid ee Marcelo. 33 jirkan reer Brazil ayay kooxdiisu doonaysaa inay iibiso…
Christian Eriksen way uga dhamaatay kubadda cagta xataa haddii uu bogsado oo uu taam ka noqdo wadne xanuun si degdeg ah ugu…
Xulka qaranka England ee ka qayb-gelaya tartanka qaramada Yurub ee Euro ayay ku jiraan xiddigo badan oo horyaalka Premier League iyo meelaha…
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa go’aansatay inay iibiso xiddigeeda reer Brazil ee Marcelo, waxaana uu laacibkani usoo xidhxidhay horyaalka waddanka Ingiriiska…
Xiddiga reer Denmark ee Simon Kjaer ayaa si weyn loogu amaanayaa hoggaamintii garoonka dhexdiisa, kaalintii uu ka qaatay badbaadinta Christian Eriksen iyo sidii…
Tababaraha xulka qaranka Denmark ee Kasper Hjulmand ayaa isagoo ilmaynaya oo indhihiisu qoyan yihiin warbaahinta hor yimid kaddib markii ay soo dhamaatay…
Xiddigii reer Denmark ee xalay garoonka dhexdiisa koomada ku galay ee waqtiga badan noloshiisa lala tacaalayay ee Christian Eriksen, dib dambe garoomada…