Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Why PSG fans are protesting

Episodes of Paris Saint-Germain's support have made their feelings known about Paul Pogba after the French giants were linked with a transfer of 50 million euros (43 million pounds) to the Manchester United midfielder.Pogba has signed a contract at Old Trafford next summer and appears set to evaluate all his options before deciding on his future, raising the possibility that the Premier League club could sell him this summer to order a transfer fee before it is too late.Pogba left United once before as a free agent in 2012…

Maxay Ku Arkeen Ciyaaryahanadda Chelsea? AC Milan Oo Xiddigii Saddexaad Ka

Kooxda ree Talyaani ee AC Milan ayaa lagu soo warramayaa inay cadaadinayso inay heshiis amaah ah ku qaadato Hakim Ziyech oo Chelsea ka tirsan xilli uu ciyaaryahanka ree Morroco doonayo inuu ogaado haddiiba uu qorshaha tababare Thomas Tuchel ku jiro.Ziyech oo 28 sano jir ah ayaa Chelsea xagaagii 2020 heshiis 38 Milyan oo pound ah ugaga yimid dhinaca Ajax isaga oo kamid ahaa tiro ciyaartoy ah oo uu lacag badan ku keenay Frank Lampard.Si kastaba, Ziyech ayaa kulamo badan dhaawac ku seegay wakhtigii Lampard halka uu awood u…

Ole Gunnar Solskjær signs new Man Utd agreement

You wait months for some big news to come out of a club and suddenly they just go crazy and shower us with stuff.Barely 24 hours since Manchester United finally ended a soap opera that has gone beyond Coronation Street by announcing the arrival of Jadon Sancho, the club has now confirmed that Ole Gunnar Solskjaer has signed a new three-year contract at the club.Our past. Our gift. ??? ??????.?? We are pleased to announce that Ole has signed a new agreement with the club! #MUFC- Manchester United (@ManUtd) July 24,…

“Pogba Waa Inaad Hooyadaa….” – Jamaahiirta PSG Oo Farriin Adag U

Jamaahiirta kooxda Paris Saint-Germain ayaa u muuqda kuwo aan kuwada faraxsanayn wararka kooxdooda la xidhiidhinaya khadka dhexe ee Manchester United ee Paul Pogba.Qaar kamida taageerayaasha PSG ayaa boodhadh sudhay banaanka garoonka Parc des Princes si lamid ah xerada tababarka kooxda iyaga oo kasoo horjeeda in saxeexa Pogba la sameeyo.Qoraalka ayaa ahaa mid ay jamaahiirt ku yidhaahdeen “Pogba waa inaad hooyadaa dhagaysato, iyadu halkan kulama doonayso anaguna sidoo kale”Hore ayuu Pogba si cad ugu sheegay sanado kahor in…

Liverpool transfer news: Federico Chiesa invited

Liverpool are rumored to have made an offer worth € 100 million (£ 85.6 million) for Italy's winger and Euro 2020 winner Federico Chiesa, but have been beaten by Juventus.Chiesa enjoyed a strong debut season in Juve 2020/21, made 14 appearances in all competitions and received international attention for his role in Italy at Euro 2020. He scored two outstanding goals in the tournament in the 16-year-olds against Austria and the semifinals. final against Spain.Chelsea have been credited with interest in the 23-year-old, who…

Waa Maxay Qorshaha Chelsea Haddii Ay Weeraryahan Ah La Saxeexan Weydo?

Da’yarka aadka loo qiimeeyo ee Armando Broja ayaa la filayaa in kooxda koowaad ee Chelsea loosoo dalacsiiyo haddiiba ay kooxdu wax awood ah u yeelan weydo inay saxeexa weeraryahan dhexe ka samayso suuqa xagaagan.Muhiimada koowaad ee tababare Thomas Tuchel ee xagaagan ayaa ah saxeexa No,9 toos ah xilli uu doonayo inuu halkiisa kasii dhiso safkii kooxda ee Champions League kusoo guuleystay.Dhaliyaha ree Norway ee Erling Haaland ayaa ah midka ugu horreeya ee ay Chelsea doonayso balse in kooxdiisa Borussia Dortmund ay 150 Milyan…

Harry Kane sure on City move

Harry Kane is "increasingly confident" that he will secure a move to Manchester City this summer, despite Tottenham's hierarchy remaining unshakable in the face of interest. After failing to claim silver at Spurs once again in 2020/21, Kane has informed the club of his desire to move to new pastures.Sergio Aguero's move to Barcelona has left Pep Guardiola's side in the forward division and their search for a replacement has led them to continue a move for three-time Golden Boot winner Kane. England's forward representatives…

“Sideed Ugu Dhacdaa Inaad Dhaafto!!” – Waakan Xiddiga Ay Sugi La’

Jamaahiirta kooxda Liverpool ayaa ah kuwo aad ugu riyaaqsan bandhigyada daafaca dhexe ee kooxdooda dhawaan galka ku ah ee Ibrahima Konate kaas oo markale qaab ciyaareed sarre ku muujiyay guushii ay shalay ka gaadheen Mainz ee 1-0 ka ahayd.Iyadoo labada daafac dhexe ee Liverpool ee Joe Gomez iyo Virgil Van Dijk loo badinayo inay seegaan kulamada ugu horreeya ee xilli ciyaareedka cusub ayuu Konate ilaa haatan soo muujiyay sabab isaga daafaca dhexe loogu aamini karo.Konate ayaa ilaa hadda labadii kulan ee Liverpool ee ay ka…

Ole Gunnar Solskjær signs a new agreement

Ole Gunnar Solskjaer has signed a new three-year contract at Manchester United - with the possibility of another year - which will keep him at Old Trafford until at least 2024.The Norwegian tactician has monitored a positive transition period for United, where they have become a force to be reckoned with in the Premier League again.Since Solskjaer was announced as United manager in December 2018, he has led United to Champions League qualifiers during both of his two full seasons at Old Trafford and they have now secured…

RASMI: Tottenham Oo Ku Dhawaaqday Saxeexeedii Koowaad Ee Xagaaga

Kooxda Tottenham ayaa si rasmi ah u shaacisay inay dhigeeda ree Talyaani ee Atalanta kala soo wareegtay goolhaye Pierluigi Gollini. Spurs ayaa goolhaye Gollini qaab amaah ah kusoo qaatay xilli ciyaareedka 2021-22 isla markaana haysta dookha ay €15 Milyan xagaaga dambe ku dalban karto. Gollini ayaa sheegay dhawaan inuu dalabaad ka helay kooxo Talyaani ah balse uu midka Tottenhan u arko midka ugu fiican. Sidoo kale saxeexa cusub ee Spurs ayaa sheegay inuu ixtiraamayo goolhayaha ruug caddaaga ah ee kooxdiisa cusub ee…