Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Lionel Messi Oo Lacag Ku Qaatay Muuqaalkii Uu Kula Hadlayay Qoyskiisa

Mid ka mid ah muuqaladii qiirada lahaa ee laga duubay Copa America xagaagan waxay aheyd markii uu Lionel Messi xaaskiisa iyo caruurtiisa ka wacay WhatsApp ka dib markii uu koobka ku qaaday garoonka Maracana ee dalka Brazil.Kabtanka Argentina ayaa muuqaalkii laga duubay isagoo muuqaal toos ah kula hadlaya qoyskiisa soo dhigay baraha bulshada, wuxuuna soo raaciyay qoraal qiiro geliyay dad badan.“Alla maxay maalin gaar ah ii tahay” ayuu Messi raaciyay muqaalkii uu soo dhigay baraha bulshada.“Waxaan wicitaankaan sameeyay ka dib…

Vlahovic and Simy appear as targets

Serie A strikers Dusan Vlahovic and Simy have both emerged as transfer targets for Tottenham this summer, as they are looking for a backup (not a replacement) for Harry Kane.Fabio Paratici's arrival in north London has already seen that Spurs want to use their knowledge of the Italian market, with Pierluigi Gollini's arrival already confirmed and offers for Takehiro Tomiyasu and Cristian Romero seem to be on the way.Crotones Simy is also on Spurs wish list / Gabriele Maltinti / Getty ImagesAlthough there has been no shortage…

XOG: Tobbanka Kooxood Ee Lacagta Ugu Badan Ka Sameeyay Iibka Tobbankii

Dabcan inta uu suuqa kala iibsigu socdo waxa aad maqli doontaa jamaahiirta qaar oo aad ugu faanaya nooca ganacsi ee ay kooxdoodu ka qabsatay suuqa kala iibsiga iyo inay iyagu suuqan ku guuleysteen.Marka laga yimaado in lagu kala wanaagsan yahay qiimaha ciyaartoyda lagula soo saxeexdo, sidoo kale kooxaha ayaa ku kala xariifsan qiimaha ay ku helaan iibka ciyaartoydooda.Haddaba, shabakadda Transfermarkt oo ah mida xog ogaalka u ah arrimaha suuqa ayaa haatan soo saartay tobbanka kooxood ee tobbankii sano ee ugu dambeeyay lacagta…

Midfielders Los Blancos can write

It is officially the end of an era at Real Madrid.First to leave was Sergio Ramos; the legendary Los Blancos captain was a lion at the heart of the defense. He ended his fantastic 16-year career at the club by moving to Paris Saint-Germain earlier this summer.And now Raphael Varane, who has been the first choice to partner with Ramos in a famous successful pairing, has said goodbye to the club after an incredibly decorated decade. The Frenchman's departure to Manchester United has left a hole in Los Blanco's defense that…

Waa kuma Weeraryahanka reer Brazil Ee Ay Kooxaha Waaweyn Radinaayan

Ma jiraan ciyaartoy badan oo leh khibrad la mid ah tan weeraryahanka reer Brazil Gabriel Barbosa uu soo qaatay. Isagoo jira da’da 20 sanno ayuu jabiyay rikoodhyo badan isagoo dhaliyay 56 gool kaliya 154 kulan uu saftay, wuxuuna u wareegay Inter Milan sannadkii 2016 halkaasoo musiibadiisa ay ka bilaabatay. Intii uu joogay Inter Milan wuxuu kaliya dhaliyay hal gool 10 kulan uu saftay xilli ciyaareedkii 2016-17 oo dhan. Ka dib waxaa amaah loogu diray horyaalka Primera Liga isagoo u dheelayay kooxda Benfica. Intii uu…

The whole of English football gets new guidance

New guidance on the course will be introduced for the 2021/22 season, following studies commissioned by a subgroup of the Professional Football Negotiating and Consultative Committee (PFNCC).The guide has been agreed between the FA, Premier League, EFL, PFA and LMA and will cover all of English football and all its playing members. It will apply to all clubs in the Premier League, EFL, Barclays Women's Super League, FA Women's Championship, National League System, Women's Football Pyramid Tiers 3 and below, all grassroots…

Man Utd sign Martha Thomas

Manchester United have added former West Ham striker Martha Thomas to their squad ahead of the upcoming 2020/21 WSL campaign, after seeing departures from five strikers since the end of last season - including Lauren James, Tobin Heath and Christen Press.Scotland's international Thomas, who grew up in Florida from the age of six, spent the last two years at West Ham after starting his club career in France with Le Havre. She had previously played college football in the United States at UNC Charlotte until 2017.Thomas, 25,…

2021/22 adidas away kit revealed

Leicester City have unveiled their adidas away kit for the 2021/22 season.Like their new home band - which the foxes wore during their last match in the 2020/21 campaign - the shirt has new sponsors FBS who replace the long-used King Power.It's a coin set. pic.twitter.com/QLAaZIyPbe- Leicester City (@LCFC) 28 July 2021The kit itself is amazing. With a coin and navy blue color scheme, the distinct checkered pattern helps it stand out from the crowd. The look is complemented by navy blue shorts and mint socks. The club's…

Bianconeri set out to sign Manuel Locatelli

Juventus will hire Sassuolo midfielder Manuel Locatelli, with a deal worth around € 35 million plus bonuses nearing completion. The 23-year-old has been at the center of a tug-of-war between Juventus and the rest of Europe this summer, after announcing himself on the world stage with some eye-catching screens in the first rounds of Euro 2020. Arsenal were interested in capturing Locatelli from Neroverdi, who demanded a fee of 40 million euros for his talisman in midfield. But Corriere dello Sport reports that Juventus have…

Muxuu Raphael Varane Ku Soo Kordhin Doonaa Premier League? Fashil Mise

Raphael Varane ayaa u wareegay Manchester United isagoo ka soo tagay Real Madrid ka dib koobab badan uu ku qaaday Santiago Bernabeu, iyadoo tababare Ole Gunnar Solskjaer uu u muuqdo mid adkeeyay kooxdiisa ka hor xilli ciyaareedka cusub.Xiddiga Faransiiska ayaa ku soo guuleystay koobab tiro badan intii uu joogay caasimada Spain, wuxuu soo qaaday afar koob oo Champions League ah, afar Club World Cup, seddex UEFA Super Cups, seddex La Liga, seddex Supercopa de Espana iyo hal Copa del Rey isagoo 300 kulan ka badan u saftay Los…