Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Iska Bax!! Tababare Zinadine Zidane Oo Toos U Fasaxay Xiddig

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa lagu soo warramayaa inuu u ogolaaday inuu kooxda iskaga baxo khadka dhexe ee ree Spain ee Isco kaas oo aan xulashadiisa meel wanaagsan kaga soo jirin dhawaanahan.Isco ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay lala xidhiidhinayay inuu iskaga tagi doono Estadio Santiago Bernabeu oo uu mustaqbalkiisa meel kale ka raadsan doono iyadoo ay jiraan kooxo dhawr ah oo lala xidhiidhinayo.Kooxda ugu horreysa ee maskaxdaaada kusoo dhacaysa wakhtigan marka aad bixitaanka Isco maqasho ayaa ah…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Newcastle vs Chelsea –

Frank Lampard ayaa hal beddel oo kaliya ku sameeyey shaxdii uu kula ciyaaray Sheffield United ee uu guusha weyn kaga soo hooyey, waxaana uu keenay Antonio Rudiger oo beddelay Thiago Silva oo dalbaday in kulankan aanu qayb ka noqonin.Ben Chilwell ayaa kusoo bilowday difaaca bidix kaddib markii uu kasoo kabtay dhaawac kasoo gaadhay ciyaaraha caalamiga ah, balse waxa aan joogin Christian Pulisic oo isaguna dhaawac ah.Hakim Ziyech oo bandhig cajiib ah samaynayay kulamadii ugu dambeeyey ayaa dhinaca midig ka ciyaaraya, halka uu…

Guardiola, Klopp Illaa Jose Mourinho – Mushaharka

Pep Guardiola oo heshiis cusub qalinka ugu duugay Manchester Usbuucan ayaa noqday tababaraha dunida oo dhan ugu mushaharka badan, waxaanu xataa kasii sarreeyaa ciyaaryahannada ugu mushaharka badan horyaalka Premier League.Tababaraha reer Spain ayaa saxeexay heshiis cusub oo laba sannadood ah, kuwaas oo uu usii dheerayn doona cimrigiisa Etihad Stadium ee uu sannadkiisii afraad u dhamaanayo.20ka tababare ee ugu mushaharka badan horyaalka Premier League ayaanay layaab badan ka muuqanin, waxaana sida uu qof walba qiyaasayo safka…

Macluumaadkii Internet-ka Manchester United Oo La Jabsaday,

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa shaacisay in loo dhacay macluumaadkeeda iyadoo la dhaafay habkeeda difaaca maalintii Khamiistii.Red Devils oo isku diyaarinaysa kulanka maanta ay ka hor tegayso Wolves, ayaa waxay sheegtay in weerar lagu soo qaaday maalintii Khamiistii, isla markaana ay budhcadda Internet-ku awood u yeesheen inay jabiyaan habkooda difaaca oo ay ka xadaan macluumaad xaasaasi ah, taas oo ay ku sifaysay ‘lawlgal adag’.Sidaas oo ay tahay, waxay United ku doodday in budhcaddani aanay awood u yeelanin…

Atletico Madrid vs Barcelona & Villarreal vs Real Madrid –

Barcelona ayaa safar ku joogta magaalada Madrid oo ay caawa isku haleeli doonaan Atletico Madrid, taas beddelkeeda waxa magaaladan ka ambobaxaysa Real Madrid oo marti u noqonaysa Villarreal.Saddexda kooxood ee ugu waaweyn horyaalka LaLiga ee loo saadaalinayo inay midkood ku guuleysan doonto koobka xili ciyaareedkan ayaa dhamaantood natiijooyinkooda tododbaadkani ay soo bixi doonaan maanta.Kooxda qaab ciyaareedka wanaagsan ku jirta ee Atletico Madrid ayaa garoonkeeda Wanda Metropolitano kusoo dhoweyn doonta dhiggeeda…

Newcastle vs Chelsea – Blues Oo Hoggaanka Horyaalka Saacado

Chelsea ayaa heli doonta fursad ay si ku-meelgaadh ah ugu qabato hoggaanka horyaalka Premier League, marka ay Newcastle United ugu tagto garoonka St James’ Park duhurnimada maanta.Tababare Frank Lampard ayay kooxdiisu kasoo boodi kartaa kaalinta shanaad, isla markaana  soo fadhiisan kartaa booska koowaad laakiin waa haddii ay guul ka keenaan garoonka ay ku dhibaatoonayeen xilli ciyaareedyadii ugu dambeeyey.Chelsea ayaa kusoo guuleysatay shan ka mid ah toddobadii icyaarood ee ugu dambeeyey horyaalka Premier League ee ay iska…

Xiddig Mucjisadiisa Kubadeed Inta Lala Yaabay Loo Bedelay

Halkeed joogtay markii uu Youssoufa Moukoko uu kulankiisii ugu horeysay u safanayay Borussia Dortmund?Su’aashaas ayaa noqon karta mid ay is weydiiyaan taageerayaasha kubada cagta haddii xiddiga mucjisada ah uu ka soo muuqdo horyaalka Bundesliga isbuucaan kulanka ay Dortmund la dheeleyso Hertha Berlin.Mucjisada Jarmalka u soo baxday ayaa haatan loo ogolaaday inuu u dheelo kooxda koowaad ee Borussia Dortmund ka dib markii maamulka Bundesliga ay wax ka bedeleen sharciga da’da ee horyaalka looga dheeli karo.Waxaana jirta fursad…

Xiddig Aan Aheyn Lionel Messi Oo Lama Taabtaan Ka Noqday

Ronald Koeman ayaa si cad u sheegay markii uu noqonayay tababaraha Barcelona inuusan isbedel ku sameyn doonin shaxdooda.Isku shaandheynta ma aheyn wax uu qorsheynayay inuu si joogta ah u sameynayo ama sabab la’aan.Laakiin kubada cagta waa mid aan saadaal laheyn. Dhaawacyo iyo ganaaxyo ayaa ku qasbay inuu isbedelo badan sameeyao ka dib 10 kulan uu kooxda hogaaminayay.Koeman ayaa labo shax oo isku mid ah soo safay kaliya labo kulan oo kala aheyd kulankii Villarreal iyo Celta Vigo.Ilaa iyo 22 ciyaaryahan ayaa daqiiqado ay ku…

Lix Baxeysa Iyo Labo Imaaneysa – AxadleTM.net

Barcelona ayaa isku dayaysa inay sideed saxiixi dhameystirto bisha Janaayo marka uu furmo suuqa kala iibsiga, sida ay sheegayaan wararka.Cudurka Korona Fayras ayaa dhaqaale darro ku sababay kooxaha waa weyn ee Yurub laakiin kooxda Catalans ayaa la filayaa inay mashquul noqon doonto bisha Janaayo.Barcelona ayaa sidoo kale mashquul aheyd xagaagii iyagoo dhameystiray 14 heshiis. Sagaal ka mid ah waxay ahaayeen xiddigo ka tagay kooxda iyadoo albaabka la tusay Luis Suarez, Ivan Rakitic, Arturo Vidal, Arthur Melo, Rafinha, Nelson…