England’s biggest bogey team – ranked
Every player, club and national team, no matter how good they are, has a bogey team. Often these bogey teams line up…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Every player, club and national team, no matter how good they are, has a bogey team. Often these bogey teams line up…
Halyeyga Ian Wright ayaa usii sheegay jamaahiirta kooxda Liverpool inay isku diyaariyaan toddobaad xanuun badan oo ay guul-darro iyo bahdilaadi iskugu darsami…
Taageerayaasha Arsenal ayaa ku dhaleeceeyay kooxda inay Mesut Ozil oo kooxda laga saaray lagu soo daray sawirkooda xilli ciyaareedka. Xiddiga Jarmalka ayaa…
Xiddiga khadka dhexe ee Monaco Cesc Fabregas ayaa sheegay inuu saaxiib la yahay tababarihiisii hore ee Chelsea Jose Mourinho halka uusan wax…
Mohamed Salah iyo Mohamed Elneny ayaa labaduba mar labaad laga helay cudurka Korona Fayras taasoo niyadjab ku ah Liverpool iyo Arsenal. Xiriirka…
Marka ugu horeysay ma jiro ciyaaryahan magaciisa la yiraahdo Nico Yennaris laakiin waxaa jira xiddig loo yaqaano wixii hadda ka danbeeya Li…
Arsenal ayaa baareysa sababta ka danbeysa go’aanka uu Willian ugu safray magaalada Dubai intii lagu jiray kulamada heerka caalami, iyadoo xiddiga khadka…
8dii bishii July sannadkii 2014, Brazil iyo Jarmalka ayaa ku kulmay semi-finalka Koobka Adduunka. Brazil oo uu ka maqnaa Neymar ayaa gurigooda…
Weeraryahanka reer Argentina ee Gonzalo Higuain ayaa magacaabay saddexda ciyaartoy ee ugu wanaagsan dunida waqtigan, waxaanu meeliska dhigay Lionel Messi iyo Cristiano…
Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa meel iska dhigay xafiiltankii u dhexeeyey Sergio Ramos oo waqtigii uu joogay Barcelona ay garoomada dhexdooda…
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa isku diyaarinaysa inay bisha January iibiso laacibkeeda khadka dhexe ee Isco oo lala xidhiidhinayo kooxo ka…