Toddobadii Ciyaartoy Ee Chelsea Ee Isku Qabsaday Xiddiga
Chelsea ayaa soo afjartay inkaartii ka haysatay kulamada ay tagto St. James’ Park ee ay Newcastle inta ugu badan guusha heli jirtay,…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Chelsea ayaa soo afjartay inkaartii ka haysatay kulamada ay tagto St. James’ Park ee ay Newcastle inta ugu badan guusha heli jirtay,…
Kooxda Real Madrid ayaa bar-bardhac lasoo gashay dhigeeda Villarreal oo soo muujisay qaab ciyaareed weyn isla markaana ciyaar ahaan ka wanaagsanayd in…
Shabakadda France Football ee ka faaloota arrimaha badan ee kubadda cagta la xidhiidha sidoo kalena ah mida bixisa abaalmarinta caanka ah ee…
Kooxda Chelsea ayaa guul kasoo gaadhay dhigeeda Newcastle United kulan xiiso badan oo 2-0 kusoo dhammaaday oo ay hoggaanka horyaalka kula sii…
Kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga ee Real Madrid ayaa martiyaysa dhigeeda Villarreal kulan xiiso badan oo ka tirsan horyaalka La Liga toddobaadkiisa…
Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa lagu soo warramayaa inuu u ogolaaday inuu kooxda iskaga baxo khadka dhexe ee ree…
Frank Lampard ayaa hal beddel oo kaliya ku sameeyey shaxdii uu kula ciyaaray Sheffield United ee uu guusha weyn kaga soo hooyey,…
Pep Guardiola oo heshiis cusub qalinka ugu duugay Manchester Usbuucan ayaa noqday tababaraha dunida oo dhan ugu mushaharka badan, waxaanu xataa kasii…
Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa shaacisay in loo dhacay macluumaadkeeda iyadoo la dhaafay habkeeda difaaca maalintii Khamiistii. Red Devils oo isku…
Barcelona ayaa safar ku joogta magaalada Madrid oo ay caawa isku haleeli doonaan Atletico Madrid, taas beddelkeeda waxa magaaladan ka ambobaxaysa Real…
Chelsea ayaa heli doonta fursad ay si ku-meelgaadh ah ugu qabato hoggaanka horyaalka Premier League, marka ay Newcastle United ugu tagto garoonka…