Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Jurgen Klopp’s true feelings towards the Super League

Liverpool boss Jurgen Klopp has previously admitted that he is strongly opposed to the formation of a Super League to compete with the Champions League.The Reds are among 12 European sides that have signed a letter of intent to form their own breakaway competition as soon as possible, with fans around the world terrified of what is widely seen as an elitist moneylender.Leading European football clubs announce new Super League competition.- Liverpool FC (@LFC) 18 April 2021In addition to opposition from supporters, Liverpool…

Sir Alex Ferguson Oo Ka Haday Super League: “Waa In Laga Guuro

Tababarihii hore ee Manchester United ee Sir Alex Ferguson  ayaa taageeray tartanka cusub ee burburinaya Champions League, hoosna u dhigaya tartamada awoodda iyo xiisaha horyaallada maxalliga ah ee European Super League, kaas oo xalay ay shaaciyeen 12 ka mid ah kooxaha ugu waaweyn ee Yurub.Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in la gaadhay waqtigii laga guuri lahaa horyaallada iyo tartamada 70 jirka noqday, taageereyaashuna ay xiisayn doonaan.Fiidkii hore ee Axaddii shalay ayay dunida ciyaaruhu gilgilantay kaddib markii uu soo…

“Waa In Koobabkii Ay Haysteen Laga Qaado Manchester United, Liverpool

Halyeygii Manchester United ee Gary Neville ayaa ku baaqay in kooxaha Manchester United, Liverpool iyo Arsenal laga caydhiyo horyaalka Premier League, laga qaado koobkii & horyaalladii ay ku guuleysteen, dibna loogu celiyo heerka labaad.Neville ayaa qayb ka noqday dadka ka cadhooday horyaalka cusub ee Super League ee ay samaysteen kooxaha waaweyn ee Yurub, kaas oo macne la’aan ka dhigaya horyaallada maxalliga ah iyo Champions League.Kabtanka hore ee Red Devils oo ka hadlayay telefishanka Sky Sports ayaa saddexdan kooxood…

WAA WAREEY: EUEFA & FIFA Oo Shaacisay In Kooxaha Waaweyn Ee Yurub Iyo

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa shaaciyey in kooxaha waaweyn ee Yurub ee samaystay tartanka Super League, in laga mamnuuci doono ka qayb-galka tartamada Champions League iyo horyaallada maxalliga ah, isla markaana ciyaartoygooda loo diidi doono in ay ka qayb-galaan kulamada caalamiga ah oo aanay dalalkooda u ciyaari doonin.Kooxaha Manchester United, Manchester City, Liverpool, Chelsea, Arsenal, Tottenham, Real Madrid, Barcelona, Atletico Madrid, AC Milan, Inter Milan iyo Juventus ayaa samaystay tartan cusub oo ay…

Balaayada Ka Dilaacday Yurub Oo Saameyn Xun Ku Yeelaneysa Liverpool &

Liverpool ayaa shaacisay qorshe ay ugu biireysa European Super League xalay oo Axad aheyd, inkastoo tababarahooda Jurgen Klopp uu si xoogan uga soo horjeedo fekerkaas.Reds ayaa ka mid ah 12 kooxood oo saxiixay inay dhisaan horyaalka cusub ee Super League, waxaa la shaaciyay in la tartanka uu bilaaban doono 2024 oo ah sannadka uu dhacayo qandaraaska Klopp ee Anfield.Tottenham, Manchester United, Arsenal iyo Chelsea ayaa sidoo kale ku biiray tartanka cusub inkastoo kooxahaan ay halis gelinayaan in laga ceyriyo horyaalka…

Twitter is responding to the Super League announcement

And so it has happened.In an unparalleled moment for European football, 12 top clubs from across the continent - including the Premier League's big six - have announced the formation of a new midweek competition to compete with UEFA's Champions League.Milan, Arsenal, Atlético Madrid, Chelsea, Barcelona, ​​Inter, Juventus, Liverpool, Manchester City, Manchester United, Real Madrid and Tottenham Hotspur have all joined as so-called founding clubs, with Los Blancos president Florentino Perez, Juve chairman Andrea Agnelli and…

Leading European clubs announce Super League

A group of leading European clubs have announced the founding of The Super League, a new midweek competition that will revolutionize the game. After a day of rumors, the new competition was finally presented late on Sunday night with the Premier League big sex (Manchester United, Manchester City, Liverpool, Chelsea, Arsenal and Tottenham) among the founding members. They will be joined by the Serie A trio Inter, Milan and Juventus, as well as Atletico Madrid, Barcelona and Real Madrid.Super League announced…

Player ratings like Los Blancos were dying

A slightly different strict Real Madrid side could only play a 0-0 draw in the derby with Getafe on Sunday night, as Zinedine's Zidane men failed to move to a point from La Liga leaders Atletico Madrid.The first half turned out to be pretty close in the end and even though neither side found a goal it was not to try. Among various other chances, Jaime Mata went into the post for the hosts and Mariano had an early goal criticized as a VAR check found that the striker has taken an offside position in the build-up. Which team…

Inter Oo Lagu Qabtay Diego Maradona, Juventus Oo La Garaacay Iyo

Kooxda hoggaaminaysa horyaalka Talyaaniga ee Inter Milan ayaa lumisay laba dhibcood xilli ay ku sugnayd garoonka Stadio Diego Armando Maradona oo ay marti ugu ahayd Napoli.Kooxda tababare Antonio Conte oo 11kii ciyaarood ee dambeeyey ee horyaalka Serie A si xidhiidh ah usoo guuleysanaysay ayaa laga soo afjaray in ay sii wadato rikoodhkeeda, waxaana gool la hormartay Napoli, iyadoo uu goolkaasna iska dhaliyey goolhayaha Inter ee Samir Handonovic oo ay kubadda isku fahmi waayeen Stevan de Vrij.Xiddiga reer Denmark ee Christian…

ECA criticizes planned European Super League

The European Club Association has released a statement criticizing the proposed European Super League. ECA represents more than 200 professional clubs from across the continent, including all 12 sites that are said to be pushing for a breakthrough competition. The organization is also led by Juventus chairman Andrea Agnelli, one of the supposed driving forces behind the Super League. Real Madrid president Florentino Perez is a key supporter of the European Super League | Soccrates Images / Getty ImagesECA has recently…