Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Maaha Conte, Raul & Low – Real Madrid Oo Xulatay Tababaraheeda Cusub,

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa calmatay macallinka PSG ee Mauricio Pochettino, kaddib markii ay Juventus uga hormartay Massimiliano Allegri oo maanta la shaaciyey in ay heshiis la gaadhay.Real Madrid ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday in uu ka tegay Zinedine Zidane oo waliba isagu si shaqsi ah u gaadhay go’aan ah in uu iskaga tegayo kooxda iyadoo 12 bilood ka hadhsan yihiin qandaraaskiisa xilli ay kooxdu doonaysay in uu sii joogo.Kooxda reer Spain ayaa lala xidhiidhinayay Allegri, Joachim Low, Raul Gonzalez iyo…

Akhriso Oo Hayaabin: Bruno Fernandes Oo Ka Caawiyey In Villarreal Ku

Bruno Fernandes ayaa lagu eedeeyey in uu Villarreal ka caawiyey in ay ku guuleysato koobka Europa League, kaddib markii uu siiyey faa’iido weyn oo sabab u noqotay in kooxda reer Spain ay rikoodheyaal ku garaacdo Manchester United.Khubarada ciyaaraha ee LSE professor ayaa cilmi baadhis ku sallaysan cilmi-nafsiga iyo xaaladda ciyaartoyda ee rikoodheyaal laadashada, waxay ku xaqiijiyeen, in kooxda hor-tuuraya gool-ku-laadku ay mar walba ku jirto xaalad ka deggan tan kale, isla markaana uu culays badani saaran yahay kooxda ku…

GO’AAN: Chelsea Oo Go’aankii Aadka Loo Sugayay Ka Gaarey Eden Hazard

Kooxda ree London ee Chelsea ayaa lagu soo warramayaa inay go’aan ka gaadhay haddiiba ay suuqa xagaagan u dhaqaaqayso saxeexa ciyaaryahankeedii hore ee Eden Hazard oo labadii sano ee ugu dambeeyay ka tirsanaa Real Madrid.Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay, Blues ayaan muhiimada koowaad siin doonin Eden iyaga oo xooga saari doona inay suuqa ka helaan weeraryahan ‘Heer caalami ah’.Hazard ayaa Stamford Bridge ka tagay sanadkii 2019 balse ku fashilmay inuu caasimada Spain kusoo bandhigo wixii laga rajaynayay.Xiddiga ree…

Rio Ferdinand Oo Doortay Afarta Daafac Dhexe Ee Hadda Ugu Wanaagsan

Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa ah mid kamida dadka xogaha daafac wax laga weydiin karo kuwooda ugu wanaagsan waxaana uu hadda doortay afarta daafac dhexe ee ugu wanaagsan Premier League wakhtigan.Ferdinand ayaa horyaalka Premier League kasoo ciyaaray 514 kulan isaga oo soo metelay kooxaha Leeds United, West Ham United, Man United iyo QPR xilli uu lix jeer kusoo baxay shaxda kooxda xilli ciyaareedka ugu fiican.Afarta daafac ee uu Ferdinand xushay oo ku kooban kaliya qaab ciyaareedka xilli…

Roma open talks with Arsenal over Granit Xhaka transfer

Roma have begun negotiations with Arsenal for an agreement to make midfielder Granit Xhaka the first signing of the Jose Mourinho era.Mourinho, who received his marching orders from Tottenham in April, wasted some time finding a new job and signed a deal with Roma in May that will have him replace Paulo Fonseca ahead of the new season.He has not started work yet, but according to Gianluca Di Marzio, Mourinho wants a head start in the transfer market and has specifically requested that Xhaka be signed, which he has grown to…

KOOXDA SANADKA: Paul Merson Oo Shax Aanad Sinaba Ku Rumaysan Karin

Xiddigii hore ee kooxda Arsenal haatana doorka khabiirnimo kaga shaqeeya kanaalka Sky Sports ee Paul Merson ayaa soo xushay shaxda uu u arko midii ugu fiicnayd xilli ciyaareedka dhammaaday ee 2020-21 horyaalka Premier League.Merson oo ay taageerayaasha qaar ku eedeeyeen inuu isku dayayo inuu ka shax duwanaado khubarada kale ayaa ka tagay ciyaaryahano badan oo loo arko kuwo hubaal kusoo bixi doona shaxda ugu fiican ee horyaalku sida rasmiga ah usoo xulan doono.Aan ku bilawnee goolhayaha shaxda Merson ayaa ah Schmeicel oo…

Xogtii Ugu Dambaysay Ee Xaalada Dhaawacyada N’Golo Kante & Edouard

Kooxda Chelsea iyo jamaahiirteeda aya war cusub oo ay ku farxeen ka helay xaalada taam ahaansho ee mashiinkooda khadka dhexe ee N’Golo Kante iyo goolhaye Edouard Mendy kuwaas oo labaduba dhaawacyo qabay maalmahan ugu dambeeyay.Kante ayaa ku dhibtooyin ku qabay dhaawac ka gaadhay muruqa kulankii ay guusha kasoo gaadheen Leicester City halka uu Mendy feedhaha wax ka noqday ciyaartii ay guuldarrada kala kulmeen Aston Villa.Mendy ayaa ahaa goolhayaha dookha koowaad ee Chelsea tan iyo markii uu kooxda kusoo biiray suuqii xagaaga…

Waa Kuma Xiddiga Villarreal Ka Tirsan Ee Guushii Man United Ay Ka

Daafaca bidix ee kooxda Villarreal ahna ciyaaryahankii hore ee Liverpool ee Alberto Moreno ayaa ku maadsaday kooxda Manchester United kaddib markii ay kaga guuleysteen UEFA Europa Leagua ciyaartii xalay ka dhacday magaalada Gdansk.Moreno ayaa ahaa mid bedel ku yimid ciyaarta isaga oo kasoo baxay waajibaadkiisii rigoorada maadaama oo uu dhaliyay rigoorihii uu qaatay.Kaddib markii ay goolal dhaliyeen Gerard Moreno iyo Edinson Cavani, labada kooxood ayaa 22 rigoore isku laagay iyadoo ugu dambayn United lagaga adkaaday…

Miyuu Tababare Solskjaer Isku Dayay Inuu BEDEL Ku Sameeyo De Gea Xalay

Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaca ka qaaday inuu isku dayo inuu bedel ku sameeyo goolhayaha ree Spain ee David De Gea kahor rigoorayaashii ay xalay Villarreal kaga qaaday UEFA Europa League.De Gea oo ahaa midka khasaariyay rekoodhihii guuldarrada ku keenay Man United gool-ku-laadyo cajiib ahaa oo kusoo dhammaaday 11-10 ayaa tekoodh xun ku leh badbaadinta rigoorooyinka.Arrinta layaabka leh ayaa ah in markii ugu dambaysay ee uu David rigoore badbaadiyo ay ahayd shan sano kahor afar…

Akhriso: Lacagta Ay Abaal-marinta U Heli Doonaan Ciyaaryahanadda Chelsea

Chelsea ayaa lacag malaayiin Gini ah ka heli doonta finalka Champions League ee ay Manchester City wada ciyaari doonaan fiidka  hore ee Sabtida, laakiin waa in ay ku guuleysato koobka.Mulkiilaha Chelsea ee  Roman Abramovich ayaa ciyaartoyda kooxda u ballan-qaaday in uu £10 milyan oo Gini oo abaal-marin ah uu siin doono haddii ay ku guuleystaan Champions League, laakiin lacagtaas ayaa noqon doonta waxyar oo ka mid ah inta ay laacibiintani ka samayn karaan kulanka finalka.Chelsea ayaa heli doonta £95 milyan oo Gini haddii ay…