Paul Scholes Oo Magacaabay Labada Xiddig Oo Ay Waajib Tahay In Man
Manchester United waa in ay samayso laba saxeex oo ay kusoo kordhiso safka tababare Ole Gunnar Solskjaer si ay usoo qaban karto…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Manchester United waa in ay samayso laba saxeex oo ay kusoo kordhiso safka tababare Ole Gunnar Solskjaer si ay usoo qaban karto…
Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa shaaciyey kooxda uu Sergio Aguero u wareegayo, kaddib sagootintii iyo macasalaamayntii ay shalay ugu sameeyeen…
Halyeygii Arsenal ee Thierry Henry ayaa loo magacaabay weeraryahankii ugu wanaagsanaa taariikhda horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League, waxaana uu ka horreeyaa…
Isku-aadka tartanka Champions League ee xilli ciyaareedka dambe ayaa durba qish laga sii helayaa kaddib markii ay soo dhamaadeen xilli ciyaareedyada horyaallada…
Kooxda kubadda cagta Napoli ayaa shaqada ka eriday tababaraheedii Gennaro Gattuso kaddib barbarro 1-1 ah oo ay xalay la galeen Hellas Verona,…
Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa lasoo gabogabeeyey Axaddii iyadoo kaalmaha saddexaad iyo afraad ay soo kala galeen Liverpool iyo Chelsea…
Kooxda kubadda cagta Lille ayaa ku guuleysatay horyaalka waddanka Faransiiska ee Ligue 1 iyadoo soo afjartay guulihii xidhiidhka ahaa ee PSG oo…
Kooxda horyaalka qaaday ee manchester City ayaa xilli ciyaareedka 2020-21 ee Premier League ku soo gabagabeysay sidii ugu fiicneyd iyagoo 5-0 ku…
Weeraryahanka Tottenham ee Harry Kane ayaa noqday ciyaartoygii ugu horreeyey ee muddo 22 sannadood ah hal xilli ciyaareed ku wada guuleysta abaal-marinta…
Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ilmada xajisan kari waayey, isla markaana ooyey xilli uu si toos ah ula hadlayay telefishanka…
Horyaalka Ingiriiska Premier League ee galabta lasoo gabogabeeyey ayaa ka sokow dhacdooyinka ciyaareed, kooxaha u degay Europa League iyo kuwa ku dhamaysanaya…