“Tani Waa Dhaawac Sii Kordhinaya Dhibaatadaydii Xilli-ciyaareedka, Waa
Xulka qaranka Spain ee ka qayb-geli doona tartanka Euro 2020 ayaa lagu dhawaaqay maanta, waxaana laga reebay kabtan Sergio Ramos oo markii…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Xulka qaranka Spain ee ka qayb-geli doona tartanka Euro 2020 ayaa lagu dhawaaqay maanta, waxaana laga reebay kabtan Sergio Ramos oo markii…
Harry Maguire ayaa sharraxaad ka bixiyey sababtii uu ugu biiray Manchester United isagoo dalab ka haysata Man City sannadkii 2019, markaas oo…
Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa ka hadlay haddiiba ay kooxdiisu Final-ka UEFA Champions League helayso xiddigaheeda N’Golo Kante iyo Edouard…
Shabakadda xogaha dhabta ah kusoo saarta xulashooyinka ciyaaryahanada ee Whoscored ayaa soo saartay shaxdeeda ugu fiican xilli ciyaareedkan ee horyaalka Premier League…
Tababaraha xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin sababtii uu guud ahaan xiddigaha Real…
Saxafiga aadka looga ixtiraamo dalka Spain ee Edu Aguirre ayaa shaaca ka qaaday war xasaasi ah oo ah in garabka Real Madrid…
Tababaraha halyeeyga ah ee kooxda Manchester United ee Sir Alex Ferguson ayaa doortay laba tababare oo lama filaan ah markii la weydiiyay…
Kooxda Chelsea iyo tababaraheeda Thomas Tuchel ayaa wer-wer xoogan ka qaba xaalada dhaawac ee goolhaye Edouard Mendy kaas oo bedel kaga baxay…
Hoggaamiyaha kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaan xalay kahor tagin kooxda Bologna balse haddana rekoodh cajiib ah kala baxay garoonka ciyaartaas kaddib.…
Suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga ayaa furmi doona horraanta bisha June ee foodda innagu soo hayso, waxaana haddaba lasii helayaa xogta xiddigaha…
Garoonka dhexdiisa ayuu soo galay isagoo marba meel ku foorsanaya, waxa uu raadinayay ilig ka dhacay waqtigii ay kooxdiisu sagootinta u samaynaysay…