“Shut Up” – Edinson Cavani Oo Garoonka Dhexdiisa Ku Bahdilay Tababare
Ole Gunnar Solskjaer iyo Edinson Cavani ayaa isku dhacay, ereyo kulul na isweydaarsaday intii ay socotay ciyaartii Manchester United guul-darradu kasoo gaadhey…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Ole Gunnar Solskjaer iyo Edinson Cavani ayaa isku dhacay, ereyo kulul na isweydaarsaday intii ay socotay ciyaartii Manchester United guul-darradu kasoo gaadhey…
Xiddiga reer Portugal ee Bruno Fernandes ayaa ilmada xajisan kari waayey markii ay soo dhamaatay ciyaarii finalka Europa League ee ay guul-darradu…
Kooxda kubadda cagta Villarreal ayaa ku guuleysatay Koobka Europa League iyadoo rikoodheyaal ku garaacday Manchester United oo finalkii 5aad lagaga guuleystay intii…
Real Madrid, Barcelona iyo Juventus ayaa ka jawaabay war-saxaafadeed ay xalay soo saareen guddida anshaxa UEFA, taas oo sheegaysay in lasoo dhamaystiray…
Ciyaaryahanadda Manchester United iyo Villarreal ayaa ku sugan gudaha garoonka PGE Arena ee magaalada Gdansk ee waddanka Poland, halkaas oo ay sidoo…
Inkasta oo xilli ciyaareedkii 2020/21 uu soo dhamaaday, inkasta oo VAR ay goolal badan diidday, dad badanna ka cadhaysiisay, inkasta oo finalka…
David Alaba ayaa soo gaadhay magaalada Madrid maalintii Salaasada, waxaana uu isku diyaarinayaa in Real Madrid uu qalinka ugu duugo heshiis bilaash…
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa war wanaagsan ka heshay labadeeda ciyaartoy ee N’Golo Kante iyo Edouard Mendy oo kusoo laabtay tababarka gellinkii…
Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa la xusayaa inuu tababaraha kooxda ee Ronald Koeman u sheegay inuu raadinayo tababare cusub oo…
Manchester United ayaa suuqii xagaaga ee sanadkii hore heshiiska shaqsiga ah la gaadhay Jadon Sancho waxaana la filayay inay Borussia Dortmund kala…
Weeraryahanka kooxda Manchester United ee Edinson Cavani ayaa qaab adag uga hadlay tababarihiisii hore ee Unai Emery oo ay caawa iskaga hor…