QIIMAYN: Kane, Fernandes, Salah – SHANTII Xiddig Ee Ugu Wanaagsanaa
Xilli ciyaareedka 2020/21 ee horyaalka Premier League wuu dhamaaday, waxaana hadda la sugayaa in la magacaabo xiddigihii ugu wanaagsanaa horyaalka iyo boos walba laacibkii ugu qiimaynta sarreeyey.
Iyadoo lagu mashquulsan yahay u diyaar-garowga tartanka Euro 2020, waxa aanu qormadan ku eegaynaa qiimayn lagu sameeyey ciyaaryahannadii ugu fiicnaa boos walba, kuwaas oo laga soo qaaday min shantii laacib ee ugu fiicnaa.
Qiimayntan oo ay samaysay warbaahinta GMS, ayaa waxa ku jira shan goolhaye, shan difaac dhexe, shan difaac midig, shan difaac bidix, shan kubbad-burburiye, shan kubbad-sameeye, shan garab bidix, shan garab midig iyo shan dhaliye.
Halkan kaga bogo qiimaynta oo dhamaystiran:
Goolhayeyaasha:
5. Sam Johnstone (West Bromwich Albion)
4. Nick Pope (Burnley)
3. Edouard Mendy (Chelsea)
2. Ederson (Manchester City)
1. Emiliano Martinez (Aston Villa)
Difaac Midig
5. Matthew Cash (Aston Villa)
4. Aaron Wan-Bissaka (Manchester United)
3. Kyle Walker (Manchester City)
2. Vladimír Coufal (West Ham United)
1. Joao Cancelo (Manchester City)
Difaaca dhexe
5. James Tarkowski (Burnley)
4. Harry Maguire (Manchester United)
3. Wesley Fofana (Leicester City)
2. John Stones (Manchester City)
1. Ruben Dias (Manchester City)
Difaaca bidix
5. Ben Chilwell (Chelsea)
4. Oleksandr Zinchenko (Manchester City)
3. Andrew Robertson (Liverpool)
2. James Justin (Leicester City)
1. Luke Shaw (Manchester United)
Kubbad-burburiyeyaasha
5. N’Golo Kante (Chelsea)
4. Wilfred Ndidi (Leicester City)
3. Declan Rice (West Ham United)
2. Rodri (Manchester City)
1. Tomáš Souček (West Ham United)
Khadka dhexe
5. Joe Willock (Newcastle United)
4. Yves Bissouma (Brighton & Hove Albion)
3. Youri Tielemans (Leicester City)
2. Ilkay Gundogan (Manchester City)
1. Kevin De Bruyne (Manchester City)
Dhexda weerarka raacsan
5. Emile Smith Rowe (Arsenal)
4. James Maddison (Leicester City)
3. Jesse Lingard (West Ham United)
2. Mason Mount (Chelsea)
1. Bruno Fernandes (Manchester United)
Garabka Midig
5. Bertrand Traore (Aston Villa)
4. Bukayo Saka (Arsenal)
3. Gareth Bale (Tottenham Hotspur)
2. Riyad Mahrez (Manchester City)
1. Mohamed Salah (Liverpool)
Garabka bidix
5. Anwar El Ghazi (Aston Villa)
4. Marcus Rashford (Manchester United)
3. Phil Foden (Manchester City)
2. Jack Grealish (Aston Villa)
1. Son Heung-min (Tottenham Hotspur)
Weerarka tooska ah
5. Kelechi Iheanacho (Leicester City)
4. Patrick Bamford (Leeds United)
3. Ollie Watkins (Aston Villa)
2. Dominic Calvert-Lewin (Everton)
1. Harry Kane (Tottenham Hotspur)