Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Xiddigaha Real Madrid Ee Ku Farxay Soo Laabashada Carlo Ancelotti Oo

Carlo Ancelotti ayaa kusoo laabtay Real Madrid oo uu ka beddelay Zinedine Zidane oo toddobaadkii hore iscasilay, waxaana uu ugu yimid Santiago Bernabeu qaar ka mid ah ciyaaryahannadii uu soo maamulay waqtigiisii hore ee uu tababaraha ahaa kooxdan.Ancelotti ayaa Real Madrid tababare u ahaa muddadii u dhaxaysay 2013 illaa 2015 oo uu u qaaday Champions League, waxaana markan horyaalla imtixaan ah in uu qabto shaqadii Zidane oo kale oo ku guuleystay 11 koob oo ay ku jiraan saddex Champions League, laba horyaal iyo koobab kale,…

WAALLI: Isbar-Bardhiga Mushaharkii Uu Sergio Aguero Ka Qaadan Jiray

Weeraryahanka cusub ee kooxda Barcelona ee Sergio Kun Aguero ayaa muujiyay sida ay uga go’antahay inuu u ciyaaro kooxdaas xilli haatan lasoo bandhigay mushaharka aadka uga hooseeya midkii uu hore u heli jiray ee uu ka aqbalay.Aguero ayaa la fahamsan yahay inuu mushahar aad u badan ka qaadan jiray City balse mid kii hore aad uga duwan hadda kula jooga sida uu sheegayo wargeyska Spain kasoo baxa ee Mundo Deportivo.Aguro ayaa Man City sanadkii mushahar ahaan 23 Milyan oo euro ka qaadan jiray balse arrinta mucjisada ah ayaa ah…

Waa Kuwee Kulankii Iyo Goolkii Ugu Fiicnaa Ee Cristiano Ronaldo

Weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa doortay kulankii uu ugu qaab ciyaareedka fiicnaa iyo goolkiisii ugu qurxoonaa ee waayihiisa ciyaareed ee cajiibka ah.36 sano jirkaas ayaa ku dhawaad 20 sano ka ciyaarayay heerka ugu sarreeya kubadda cagta waxaana uu soo samaystay xog cajiib ah oo ay kaliya kuwo koobani la tartami karaan.Kaddib shanta Champions League ee uu ku guuleystay, koobab badan oo maxali ah oo uu soo qaaday iyo guushii Euro 2016 ee xulkiisa Portugal ayaa ka dhigan in Ronaldo uu ka koobab badan…

WARBIXIN: Chelsea Oo 11 Xiddig Ka Diraysa Kooxdeeda Suuqan & Kuwa Lama

Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa doonaya inuu soo xoojiyo kooxdiisa Chelsea ee kusoo guuleysatay Champions League isaga oo keenaya ku dhawaad afar saxeex.Afarta boos ee uu tababaraha ree Germany doonayo inuu kooxda kasoo dhiso ayaa lagu sheegay weeraryahan dhexe, daafac dhexe, khad dhexe iyo garab daafac oo midig.Bedelkooda waxa la xusayaa ilaa 11 ciyaaryahan oo ka tagi kara kooxda isla suuqa xagaaga ee sanadkan kuwaas oo amaba qaab amaah ah ku baxaya amaba qaab rasmi ah.Wargeyska Sportsmail ayaa shaaca ka…

Madaxweynaha Barcelona Oo Si Kedis Ah Loogu Sheegay Magacaabista Real

Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa ka falceliyay in kooxda uu xifaaltanka weyni kala dhaxeeyo ee Real Madrid ay dib ula saxeexatay macalinkeedii hore ee Carlo Ancelotti oo dhinaca Everton kaga yimid.Ancelotti ayaa wakhtigiisii labaad ku qaadanaya Madrid maadaama oo uu hore usoo hoggaamiyay isaga oo wakhtigaas kula soo guuletstay Champions League markii tobnaad ee taariikhda kooxda.Haddaba, madaxweyne Laporta oo isaguna dhinaciisa ka dhisaya Barcelona ayuu saxafi si keddis ah ugu sheegay inay Madrid tababare u…

LAGU KALA BAX!! Akhriso Isbar-Bardhiga Rasmiga Ah Ee Afarta Daafac

Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa si rasmi ah shalay ugu dhawaaqay liiska 26-ka ciyaaryahan ee sida rasmiga ah uga qayb galaya tartanka EURO ee bishan bilaabmaya.Tababare Southgate ayaa xushay xiddigo weerarka xulkiisa wax uga keeni kara oo kala ah Phil Foden, Raheem Sterling, Harry Kane iyo Marcus Rashford.Sidoo kale inay kusoo baxeen xulashada Jack Grealish iyo Mason Mount ayaa muujinaysa inay heli doonaan hal abuur fursadeed oo fiican.Si kastaba, tababare Southgate ayaa soo xushay afar daafac midig…

ISBEDELKA Dunida – Waa Kuma Xiddiga Fasalka 8-aad Ku Jiray EURO 2016

Xulka qaranka England ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha 26-ka ka kooban ee uga qayb galaya tartanka Euro ee bishan dhacaya iyadoo liiskii hordhaca ahaa ee 33-ka ciyaaryahan ahaa laga reebay 7 xiddig.Xiddiga ugu hadal haynta badan ee laga reebay safka rasmiga ah ayaa ah Jesse Lingard kaas oo xilli ciyaareedka qaabkii ugu fiicnaa kusoo dhammaystay isaga oo West Ham United kasoo caawiyay inay Yurub ka ciyaarto xilli ciyaareedka dambe.Ciyaaryahan la hadal hayay in laga reebi doono liiska rasmiga ah ayaa ah…

CR7 Miyaa Roma Kula Biiraya Mourinho? Cassano & Vieri Oo Si Adag Uga

Mustaqbalka kabtanka Portugal Cristiano Ronaldo ee kooxdiisa Juventus ayaa shaki weyn ku yimid kadib markii ay kooxda ku dhibtootay iney usoo baxdo koobka horyaallada Yurub ee xagaaga dambe, waxaana wali kala caddeyn sida uu waayahiisa magaalada Turin kusii wadan karo.Iyadoo ay taasi jirto ayey hadana warar kala duwan kasoo baxayaan mustaqbalkiisa, marka laga tago in gacalisadiisa ay qof taageere ah ugu jawaabtay “Wuu joogayaa” oo kama tagayo Juventus, hadana halyeeygii hore xulka qaranka talyaaniga Christian Vieri ayaa ka…

Waxa Uu Madaxweynaha Barca Laporta Ku Sameeyay Ronald Koeman Waa

Ronald de Boer ayaa carabka ku adkeeyay in sida uu madaxweynaha Barcelona Joan Laporta u la dhaqmayo tababare Ronald Koeman inay tahay xirfadlenimo xum.Ninka reer Holland ayaa aaminsan in Koeman uu shaqo aad u fiican ka qabtay Barcelona xilli ciyaareedkii la soo dhaafay islamarkaana uu mudan yahay in fursad loo siiyo inuu kooxda hogaamiyo xilli ciyaareedka soo socda ee 2021-22.Laporta ayaa dhamaadkii xilli ciyaareedka u sheegay Koeman inuu 15 maalmood gudaheed kaga fekeri doona waxa uu ka sameyn doono haddii uu ceyrinayo iyo…

Mbappe, Sterling, De Bruyne – 11ka Xiddig Ee Ugu Qiimaha Badan Koobka

11ka bishaan Juun waxaa bilaaban doona ciyaaraha Qaramada Yurub ee Euro 2020 oo sannadkii la soo dhaafay u baaqday cudurka safmarka ah ee Korona Fayras.Xiddigo waa weyn iyo xiddigo mustaqbal leh ayaa ka soo muuqan doona tartanka sannadkan iyadoo la filayo inuu noqon doono mid xiiso iyo xamaasad leh.Hadaba shabakada uruurisa xogta iyo qiimaha ciyaartoyda ee Transfermrkt ayaa soo saartay shaxda xiddigaha ugu qiimaha badan ee ka soo muuqan doona tartanka Euro 2020 xagaagan.Xulka England ayaa shaxda u badan iyagoo leh seddex…