RASMI: Pep Guardiola Oo Shaaciyey Xiddigaha Man City Ee Finalka
Manchester City ayaa shaacisay magacyada 24 ciyaartoy oo xalay fiidkii ka duulay waddanka Ingiriiska, kana degay magaalada Porto ee waddanka Portugal, halkaas…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Manchester City ayaa shaacisay magacyada 24 ciyaartoy oo xalay fiidkii ka duulay waddanka Ingiriiska, kana degay magaalada Porto ee waddanka Portugal, halkaas…
Finalka Champions League ayaa la ciyaari doonaa Sabtida, waxaana markii labaad saddex sannadood gudahood iskugu yimid kulanka ugu dambeeya laba kooxood oo…
Jamie Carragher ayaa lagu qasbay in uu xidho timo dumar oo midabkoodu Pink yahay, xilli uu falanqaynayay kulankii Manchester United iyo Villarreal…
Manchester City iyo Chelsea ayaa Sabtida ku kala calaf-qaadi doona finalka Champions League oo ay ku wada ciyaari doonaan magaalada Porto, iyadoo…
Lionel Messi, Cristaino Ronaldo iyo Neymar oo kaliya ayaa noqday saddexda ciyaartoy ee kubadda cagta ah ee mushaharkoodu gaadhay ama ka batay…
Edouard Mendy iyo N’Golo Kante ayaa lagu daray liiska ciyaartoyda Chelsea ee maanta u safartay magaalada Porto ee waddanka Portugal, halkaas oo…
Goolhayaha Manchester United ee David de Gea ayaa la siiyey warqad ay ku qoran yihiin dhamaan ciyaartoyda Villarreal u laadayey rikoodheyaasha, waxaana…
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa calmatay macallinka PSG ee Mauricio Pochettino, kaddib markii ay Juventus uga hormartay Massimiliano Allegri oo maanta…
Bruno Fernandes ayaa lagu eedeeyey in uu Villarreal ka caawiyey in ay ku guuleysato koobka Europa League, kaddib markii uu siiyey faa’iido…
Kooxda ree London ee Chelsea ayaa lagu soo warramayaa inay go’aan ka gaadhay haddiiba ay suuqa xagaagan u dhaqaaqayso saxeexa ciyaaryahankeedii hore…
Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa ah mid kamida dadka xogaha daafac wax laga weydiin karo kuwooda ugu wanaagsan waxaana…