AKHRISO: Sharci Aanad Ogeyn Oo Christian Eriksen Ka Mamnuucaya
Christian Eriksen way uga dhamaatay kubadda cagta xataa haddii uu bogsado oo uu taam ka noqdo wadne xanuun si degdeg ah ugu…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Christian Eriksen way uga dhamaatay kubadda cagta xataa haddii uu bogsado oo uu taam ka noqdo wadne xanuun si degdeg ah ugu…
Xulka qaranka England ee ka qayb-gelaya tartanka qaramada Yurub ee Euro ayay ku jiraan xiddigo badan oo horyaalka Premier League iyo meelaha…
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa go’aansatay inay iibiso xiddigeeda reer Brazil ee Marcelo, waxaana uu laacibkani usoo xidhxidhay horyaalka waddanka Ingiriiska…
Xiddiga reer Denmark ee Simon Kjaer ayaa si weyn loogu amaanayaa hoggaamintii garoonka dhexdiisa, kaalintii uu ka qaatay badbaadinta Christian Eriksen iyo sidii…
Tababaraha xulka qaranka Denmark ee Kasper Hjulmand ayaa isagoo ilmaynaya oo indhihiisu qoyan yihiin warbaahinta hor yimid kaddib markii ay soo dhamaatay…
Xiddigii reer Denmark ee xalay garoonka dhexdiisa koomada ku galay ee waqtiga badan noloshiisa lala tacaalayay ee Christian Eriksen, dib dambe garoomada…
Xulka qaranka Belgium ayaa hoggaanka u qabtay Group-ka ee B ee tartanka qaramada Yurub, kaddib markii ay 3-0 ku garaaceen Ruushka oo…
Xulka qaranka Denmark ayay isku raaceen laba murugo kulankoodii ugu horreeyey tartanka qaramada Yurub ee Euro ee ay magaalada Copenhagen kula ciyaareen…
Weeraryahanka xulka qaranka Germany iyo kooxda Chelsea ee Timo Werner ayaa sharraxaad ka bixiyey sababta ay uga baqayaan xulka qaranka France oo…
Kontonka ciyaartoy ee ugu wanaagsanaa dunida sannadkan 2021 ayaa la magacaabay, waxaana kaalinta koowaad galay aan kasoo muuqanin labada ciyaartoy ee Lionel…
Dukaamada rasmiga ah ee Barcelona ay ku leedahay Online-ka ayaa lagu kala iibsanayaa xiddiga aanay kooxdaasi wali saxeexiisa ku dhawaaqin oo wararku…