AKHRISO: Xiddigihii Yimid Ama Ka Baxay Koox Kasta Oo Premier League Ah

Suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan, waxa uu waddanka Ingiriiska u furmay Arbacadii June 9, 2021, waxaanay ka horreeyeen dalalka kale ee Yurub.

Kooxaha Premier League ayaa ahaa kuwa ugu dhaqdhaqaaqa badan suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan, waxaanay suuqa geliyeen lacagtii ugu badnayd si la mid ah sannadihii ugu dambeeyey oo ay kaalinta koowaad kaga jireen iibka marka loo eego horyaallada dalalka kale. Premier League ayay kooxihiisu haystaan fursad ay ciyaartooyo ku iibsan karaan illaa maalinta uu xidhmayo suuqaiibka oo ah Salaasada, August 31, taas oo ka dhigan in horyaalka oo socda muddo 16 maalmood ah uu suuquna furnaanayo.

Halkan waxa aanu idiinku soo gudbinaynaa saxeexyadii ay sameeysay koox kasta oo Premier League ah, ciyaartoydii ka tegay, kuwii ay amaahda ku bixisay iyo xataa kuwii ay amaahda kusoo qaadatay.

ArsenalSaxeexyadii yimidCiyaartoydii ka tegayMatt Smith (Doncaster, amaah)Daniel Ballard (Millwall, amaah)Ben Sheaf (Coventry)ciyaartoyda heshiiskoodu dhamaadka ku dhow yahayAlexandre LacazetteSead KolasinacMohamed ElnenyDejan IlievCalum ChambersEddie NketiahAston VillaAston Villa – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganAston Villa – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganTom Heaton (Manchester United)Aston Villa – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayAshley YoungConor HourihaneKortney HauseBrentfordBrentford – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganBrentford – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganEmiliano Marcondes (Bournemouth, released)Aaron Pressley (AFC Wimbledon, amaah)Brentford – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayPontus JanssonJulian JeanvierJaakko OksanenDominic ThompsonBrightonBrighton – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganEnock Mwepu (RB Salzburg)Brighton – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganJensen Weir (Cambridge, amaah)Mat Ryan (Real Sociedad)Viktor Gyokeres (Coventry)Ryan Longman (Hull, amaah)Carl Rushworth (Walsall, amaah)Brighton – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayDanny WelbeckPascal GrossJurgen LocadiaChristian WaltonSolly MarchPercy TauLeo OstigardTudor BalutaBilly ArceBurnleyBurnley – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganBurnley – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganJimmy Dunne (QPR)Joel Mumbongo (Accrington, amaah)Burnley – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayPhil BardsleyJack CorkErik PietersDale StephensJay RodriguezAshley BarnesBen MeeMatej VydraJames TarkowskiChelseaChelsea – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganChelsea – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganJuan Castillo (Birmingham City, amaah)Billy Gilmour (Norwich, amaah)Luke McCormick (Wimbledon)Chelsea – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayThiago SilvaCesar AzpilicuetaDanny DrinkwaterOlivier GiroudAntonio RudigerDavide ZappacostaCharly Musonda JrMichy BatshuayiEmersonTiemoue BakayokoAndreas ChristensenLewis BakerAbdul Rahman BabaMatt MiazgaJake Clarke-SalterCrystal PalaceCrystal Palace – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganCrystal Palace – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganSion Spence (Bristol Rovers, amaah)Crystal Palace – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayMartin KellyJames McArthurJames TomkinsCheikhou KouyateJordan AyewJeffrey SchluppJaroslaw JachJean-Philippe MatetaJacob MontesEvertonEverton – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaagan

 

Everton – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganDennis Adeniran (Sheffield Wednesday)Joshua King (Everton)Everton – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayCenk TosunFabian DelphSeamus ColemanJames RodriguezGylfi SigurdssonBernardJonjoe KennyBeni BaningimeJarrad BranthwaiteLeedsLeeds – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganJunior Firpo (Barcelona)Jack Harrison (Manchester City)Leeds – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganKiko Casilla (Elche, amaah)Alfie McAlmont (Morecambe, amaah)Leeds – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayAdam ForshawPatrick BamfordJordan StevensRobbie GottsLeicester CityLeicester City – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganBoubakary Soumare (Lille)Leicester City – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganJosh Knight (Petersborough)Admiral Muskwe (Luton)Leicester City – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayEldin JakupovicSam HughesMarc AlbrightonRachid GhezzalDaniel AmarteyLiverpoolLiverpool – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganIbrahima Konate (RB Leipzig)Liverpool – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganJoe Hardy (Accrington, released)Liam Coyle (Accrington, released)Kamil Grabara (FC Copenhagen, released)Paul Glatzel (Tranmere, amaah)Liverpool – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayJames MilnerAdrianLoris KariusDivock OrigiBen WoodburnMan CityManchester City – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganManchester City – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganAlex Robertson (Ross County, amaah)Jack Harrison (Leeds)Lewis Fiorini (Lincoln, amaah)Gavin Bazunu (Portsmouth, amaah)James Trafford (Accrington, amaah)Callum Doyle (Hartlepool, amaah)Manchester City – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayFernandinhoJohn StonesPatrick RobertsLukas NmechaPhilippe SandlerKo ItakuraRyotaro MeshinoManchester UnitedManchester United – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganManchester United – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganTahith Chong (Birmingham, amaah)Tom Heaton (Aston Villa)Reece Devine (St Johnstone, amaah)Manchester United – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayLee GrantJuan MataEdinson CavaniPaul PogbaJesse LingardAxel TuanzebeNewcastle UnitedNewcastle United – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganNewcastle United – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganLewis Cass (Port Vale, amaah)Josh Martin (MK Dons, amaah)Newcastle United – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayFlorian LejeuneFabian ScharPaul DummettYoshinori MutoSean LongstaffMatthew LongstaffNorwich CityNorwich City – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganPierre Lees-Melou (Nice)Billy Gilmour (Chelsea, amaah)Norwich City – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganSam McCallum (QPR, amaah)Akin Famewo (Charlton, amaah)Mario Vrancic (Stoke, released)Sebastian Soto (Porto, amaah)Daniel Barden (Livingston, amaah)Norwich City – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayTeamu PukkiTimm KloseLukas RuppTom TrybullLouis ThompsonAston OxboroughTodd CantwellSouthamptonSouthampton – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganRomain Perraud (Stade Brest)Southampton – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganJake Vokins (Ross County, amaah) Dan Nlundulu (Lincoln, amaah)Southampton – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayShane LongFraser ForsterAlex McCarthyJannik VestergaardDanny IngsJack StephensMario LeminaHarry LewisDan N’LunduluMichael ObafemiTottenhamTottenham – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganTottenham – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganGeorge Marsh (AFC Wimbledon, Bilaash ayuu ku tegay)Tottenham – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayHugo LlorisJoe HartErik LamelaSerge AurierAlfie WhitemanCameron Carter-VickersWatfordWatford – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganPeter Etebo (Watford, amaah)Joshua King (Everton)Dapo Mebude (Bilaash ayuu ku tegay)Watford – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganWatford – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayBen FosterTom CleverleyAndre GrayNathaniel ChalobahWill HughesStipe PericaFrancisco SierraltaDomingos QuinaKwasi SiboWest HamWest Ham – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganWest Ham – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganWest Ham – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayDavid MartinLukasz FabianskiMark NobleAngelo OgbonnaAndriy YarmolenkoRyan FredericksFelipe AndersonXande SilvaBen JohnsonWolvesWolves – Ciyaaryahanadda ay lasoo wareegtay xagaaganRayan Ait-Nouri (Angers)Francisco Trincao (Barcelona, amaah)Wolves – Ciyaaryahanadda ka tegay xagaaganSadou Diallo (Forest Green, Bilaash ayuu ku tegay)Wolves – Ciyaaryahanadda qandaraaskoodu dhamaadka yahayJoao MoutinhoJohn RuddyRui PatricioMarcalRomain SaissRafa MirTrincaoOwen Otasowie

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More