Man City, Man United, PSG mise Chelsea? Koox Weyn Oo Dalabkii U

Sergio Ramos ayuu xalay soo gaadhay dalabkii ugu horreeyey, waxaana lasoo xidhiidhay mid ka mid ah kooxaha ugu tunka  weyn qaaradda Yurub oo usoo bandhigtay heshiis uu kaga mid noqonayo.Difaaca reer Spain oo shalay macasalaamaeeyyey Real Madrid ayaa ka mid noqday ciyaartoyda loogu doonista badan yahay suuqa, waxaana ku tartamaya qaar ka mid ah kooxaha ugu waaweyn.Manchester United, Manchester City, Juventus iyo PSG ayaa la sheegay inay dhamaantood doonayaan inay heshiis la gaadhaan laacibkan xorta ah ee ay kooxdiisu…

GOLDEN BOOT: Halkee La Kala Marayaa Tartanka Kabta Dahabka Ah Ee

Tartanka kabta dahabka ah ee gool-dhalinta EURO 2020 ayaa si dhab ah u bulowday, waxaana tartameyaasha isku qoray tiro ciyaartooyo ah oo ay ku jiraan qaar ka  mid ah xiddigihii la filayay inay ku loollamaan, kuwaas oo ay wali qaarkood ka maqan yihiin tartanka.Weeraryahanka reer England ee Harry Kane oo ku guuleystay kabta dahabka ah ee Koobkii Adduunka 2018 oo uu ka dhaliyey lix gool, lana saadaalinayay inuu hanan doono kabta dahabka ah ee tartanka Euro ayaan wali shabaqa taaban, waxaana ciyaartii Croatia goolka madiga ah u…

an opponent heard behind closed doors by Criet

In Porto Novo yesterday, Benine's opponent Reckia Madougou was heard for the first time by Criet, who has been suing her since March 5, 2021 for "criminal association and terrorism". Candidate for the Democratic Party whose action was annulled by the Electoral Commission, officially due to lack of sponsorship, she was heard on the merits and on her possible interference in the case where the Special…

QISO CAJIIB AH: Aabihii Waa Amiir Nigeria Ah, Hooyadiina Waa

David Alaba ayaa ka caawinaya Austria inay rumayso riyada ah inay u gudubto wareegga 16ka tartanka Euro 2020, waxaana kaliya ka xigta in ay sidaas sameeyaan guul ay ka gaadhaan Ukraine ciyaarta ugu dambaysa hormadooda.Laacibkan 28 jirka ah ayaa kulankiisii 83aad u saftay Austria kulankii xalay ay kasoo gaadhay guul-darrada 2-0 ah ee ay Holland ka badisay, taas oo uu waliba sameeyey qaladkii uu ku yimid goolka hore oo rikoodhe ahaa.David Alaba oo dhowaan u wareegay Real Madrid, kana tegay Bayern Munich oo uu kulliyaddeeda…

story of a moment of reunion with his

RFI witnessed the reunion between Laurent Gbagbo and his supporters at a former campaign headquarters in Cocody-Attoban on Thursday, June 17. In front of a crowd that won over his cause, the former president was short in his speech, asking "to mourn" first his "dead" and to speak "later on politics". With our special…

Tshisekedi points to “shenanigans” in the army

The Congolese head of state, Félix Tshisekedi, continues his stay in the eastern DRC. According to him, the persistence of insecurity in this region also depends on "shenanigans" in the army. On Thursday, the head of state met with various delegates from civil society, business and students. On this occasion, he reiterated his desire to end the uncertainty in this part of the country. He justified the establishment of the siege in the provinces of North Kivu and Ituri. In October 2019, Félix Tshisekedi launched…

How Madagascar intends to deepen its struggle

Generation Equality Forum (FGE) is a global gathering for gender equality held in Paris from June 30 to July 2. It was also available on the Big Island and opened on Thursday, June 17 through six themes: climate justice, technological innovation, sexual and reproductive health, or gender-based violence. as reported from…