Ii Keena! Quruxleyda Taageerta Manchester United Oo Loo Keeno

Katrina Maria oo ah gabadha quruxda badan ee ka dhex-muuqata taageereyaasha Manchester United ayaa usoo jeedisay kooxda in dib loosoo celiyo Cristiano Ronaldo oo uu Old Trafford yimaaddo, si ay halkaas mar kale uga taageerto.Cristiano Ronaldo oo ay da’diisu tahay 36 jir ayaa mugdi la gelinayaa mustaqbalkiisa Juventus, waxaana lala xidhiidhinayaa inuu ka tegayo kooxdaas xagaagan, iyadoo dhawr naadi oo kala duwan ay warbaahintu tilmaameen inuu midkood ku biirayo.Heshiiska Ronaldo kula jiro Juventus ayaa waxa ka hadhsan hal…

The #1 Best Alcoholic Beverage To Drink, Says Dietitian

What's your alcoholic beverage of choice? Beer, whiskey, mezcal, hard seltzer, the list of options goes on and on. However, when it comes to the healthiest type of alcohol, do your top picks make the cut? Alcohol often gets a bad reputation, however, some varieties aren't nearly as caloric as others. For example, a 1.5-ounce shot of hard liquor may contain about 100 calories whereas one bottle of a thick beer such as a stout can cost anywhere between 150 and 225 calories per bottle. (RELATED: The 7 Healthiest Foods to Eat…

Who is Jose Sa? Things to know

With the departure of Nuno Espirito Santo after four years at the helm, Wolves have recently appointed Bruno Lage as their new boss.But a change of hot seats may not be the only change at Molineux this summer. After Rui Patricio was intercepted by Jose Mourinho and AS Roma, Wolves have completed the signing of Portuguese (apparently) Portuguese stoppers from Olympiacos.Do not know much about him? Well, we 90 minutes, have you covered ...The now 28-year-old moved a lot in his youth and took the time to settle in a club.…

Waa Imisa Lacagta Ay Qoraal Kasta Oo Instagram Ay Geliyaan Lagu Siiyo

Xiddigaha waaweyn ee kubadda cagta, qoraal kasta oo ay geliyaan bartooda bulshada ee Instagram waxay ku helaan lacago badan oo malaayiin ah, laakiin sidee ayay u kala badan yihiin?Cristiano Ronaldo ayaa kaalinta koowaad kaga jira ciyaaryahannada lacagta ugu badan ka sameeya farriimaha ku qora barta bulshada ee Istagram, waxaanu laban-laab ka badan yahay Lioinel Messi oo kaalinta labaad kaga jira liiska ciyaartoyda malaayiinta Gini ka sameeya baraha bulshada.Daraasad laga sameeyey lacagta ciyaartoyda kasoo gasha qoraallada ay…

One Major Side Effect of an Unhealthy Diet for Women, Says

Practically everyone knows what it's like to feel less than stellar after an unhealthy meal. You may feel sluggish, sleepy, or even grumpy about the less-than-healthy choice you've just made. However, new research suggests that eating an unhealthy diet may have more serious consequences for your well-being in the long run—and it's not just your weight or physical appearance your diet can affect. In order to test whether or not a customized diet could lead to improvements in mood among men and women age 30 and older,…

War Cusub Oo Kasoo Kordhay Dhaawacii XALAY Ee Karim Benzema & Haddii

Xulka qaranka Faransiiska ayaa helay jawaab ka farxisay oo ku saabsan dhaawacii xalay soo gaadhay weeraryahankooda Karim Benzema oo laga saaray qaybta hore ee kulankii saaxiibtinimo ee Bulgaria.Karim Benzema ayaa taam u noqon doona kulanka ugu soo horreeya ee Faransiisku la ciyaari doono Germany Axadda soo socota, taas oo ah kulanka ugu horreeya ee labadan waddan ay ku furanayaan tartanka qaramada Yurub ee Euro.33 jirkan oo lix sannadood kaddib lagu soo celiyey xulka France ayaa rajadiisu gabaabsi noqotay xalay markii uu…

Chelsea Oo Heshay Jawaabta Dalabkii Ay Ka Gudbisay Achraf Hakimi –

Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa diidday dalab £56 milyan oo Gini ah oo ay Chelsea ka gudbisay difaaca midig ee reer Moroco ee Achraf Hakimi.Xiddiga difaaca midig ee Inter Milan ee Achraf Hakimi oo ay da’diisu tahay 22 jir ayaa tiir-dhexaad u ah dagaalka suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan, kaddib hal xilli ciyaareed oo uu wacdaro dhigay oo uu u dheelay Inter Milan oo uu horyaalka Serie A kula guuleystay.Inter Milan ayaa fasaxaysa dersin ciyaartoydeeda waaweyn ah xagaagan, si ay iskaga fudaydiso deynta faraha badan ee…

Arsenal star Granit Xhaka agrees personal terms with AS Roma

Granit Xhaka is one step closer to leaving Arsenal, having agreed on personal terms to become Jose Mourinho's first signing as AS Roma coach. The Gunners are open to selling the 28-year-old in the summer transfer window, even though they have endured a fee of around 20 million euros for the Swiss international. And Corriere dello Sport reports that the deal is getting closer to completion, after the player agreed on personal terms over a four-year contract worth about 2.5 million euros per year plus bonuses. Arsenal had…

Gal Gadot Says This Diet Keeps Her In Great Shape

Gal Gadot knows a thing or two about staying in superhero shape, and now, the Wonder Woman 1984 star is sharing with fans just how she stays so enviably fit. In a new interview with Shape, Gadot opens up about the exact way of eating she adheres to in order to stay fit and healthy. Read on to discover the exact diet and exercise plan that keeps Gadot in fighting form. And for more on how your favorite stars stay in amazing shape, check out Julianne Hough Reveals Her Exact Breakfast, Lunch, and Dinner to Stay Fit.…

YAAB! Real Madrid Oo Fasaxday Xiddig Ka Qayb-galay Aroos

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa fasaxday mid ka mid ah xiddigaheeda oo ka qayb-galay aroos aanu u haysanin fasax, xilli lagu jiro xidh-xidhnaan Fayraska Korona ah.Warbaahinta Spain ayaa shaacisay, in Real Madrid ay go’aan ku gaadhay in ay kooxdeeda si bilaash ah kaga dirto, isla markaana burburiso heshiiskii ay kula jirtay Chioma Grace Ubogagu oo ka tirsan kooxda haweenka Real Madrid.Ciyaartoydan oo u dhalatay waddanka Ingiriiska ayaa xirfaddeeda kasoo bilowday Arsenal, waxaanay Real Madrid kusoo biirtay xagaagii 2019,…