Brazil Oo Dhaawac U Geysatay Qorshihii Arsenal Ee Xilli Ciyaareedka

Mikel Arteta ayaan ku farxi doonin waxa ku dhacay kooxdiisa xilli ay isku diyaarinayaan bilowga xilli ciyaareedka cusub, kaas oo uu doonayay inuu ku bilowdo qaab uu kaga soo kaban karayo waji-gabaxii gaadhay xilli ciyaareedkii hore oo ay tartamada Yurub ka maqnaadeen markii u horreysay tan iyo 1996kii.Tababaraha xulka Brazil, Andre Jardine ayaa soo xushay ciyaartoyda dalkiisa uga qayb-gelaysa ciyaaraha olambikada, waxaanu ku darsaday labada ciyaartoy ee Arsenal ee Gabriel Martinelli iyo Gabriel Magalhaes, kuwaas oo seegi…

Shaxaha Rasmiga Ah Ee Czech Republic vs Denmark – Yaa Kusoo Bilowday,

Czech Republic iyo Denmark ayaa ku ballansan magaalada Baku oo ay foodda isku darayaan kulan ka tirsan wareegga siddeedda tartanka qaramada Yurub, waxaanu midkood  u gudbi doonaa semi-finalka oo uu ku sugi doono England iyo Ukraine midkooda soo adkaada.Czech Republic ayaa wareeggii 16ka soo garaacday dalka awoodda badan ee Netherlands, halka Denmark oo wareegii group-yada ku dhibaatooday markii uu wadne xanuunku kusoo booday Christian Eriksen, isla markaana hal guul oo kaliya oo ay ka heshay kulankii ugu dambeeyey kusoo…

Argentina vs Ecuador: 2021 Copa America Preview

Argentina begins its knockout campaign during the Copa America 2021 against Ecuador in the quarterfinals.Lionel Scaloni's side booked their place in the last eight after topping Group A with ease. They followed a draw against Chile in their initial fixture with three straight victories against Uruguay, Paraguay and Bolivia to seal the top spot, where Lionel Messi scored three goals and two assists.Ecuador scraped through to the quarterfinals and finished in fourth place - out of just five teams - in Group B. After losing…

Xiddigaha Ugu Muhiimsan Barcelona Oo Iska Diiday Mushahar Dhimis Cusub

Ciyaaryahanadda waaweyn ee Barcelona ayaa iska diiday codsi uga yimid madaxweynaha kooxdaas ee Joan Laporta kaas oo doonayay in mar kale ay ciyaaryahannadu ku noqdaan go’aankoodii hore oo ay mushahar dhimis kale sameeyaan.Barcelona oo ka cabanaysa dhaqaale xumo ayaa waxay u meel raadinaysaa sidii ay u dhimi lahayd mushaharkeeda oo laga doonayo inay ka saarto lacag ku dhow 200 milyan oo Euro ka hor inta aanu bilaabmin xilli ciyaareedka cusub.Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi oo uu heshiiskiisii Barcelona dhamaaday saddex…

This Is the #1 Worst Summer time Cooking Damage, Skilled Says

If you love to throw a good party, you might admit: The heart-pulsing prep is half the thrill. But as you approach those final moments before the anticipated get-together, a hand surgeon is warning you to watch out for a few unexpected cooking injuries that commonly happen in summer—including from one beloved food that, shockingly, causes 50,000 injuries to Americans each year. Ryan Rice, M.D., is a surgeon who is double-board-certified in plastic and general surgery, as well as the chair of ambulatory surgery at…

Resumption of cooperation between armies

To protest Colonel Assimi Goita's second coup in late May, France suspended its operations with the Malian army. Friday night, she decided to repeal the measure. Cooperation between the two armies is restarting. Bamako has been informed of this. as reported from Bamako, Serge DanielThe Malian authorities say they were…

Real Madrid were ready to sell Varane

Real Madrid are believed to have accepted that Raphael Varane wants to leave the club this summer and are prepared to work for an agreement with willing buyers, where Manchester United seems to be the four-time Champions League winner's favorite goal.Varane has now entered the final year of his Real contract and has decided that it is time for a new challenge after spending ten extremely successful years in Madrid.His contract situation means that Real would lose him as a free agent next year if they refuse to sell this…

Gunedouzi began to join Marseille

Arsenal have agreed a deal with Marseille to send them Matteo Guendouzi on a season-long loan with an obligation to buy next summer.At the end of next season, the Gunners will receive a £ 10 million fee for the midfielder, who has not played for the club since June 2020. The 22-year-old played 82 games for Arsenal following his move from Lorient in the summer of 2018, and was released from the squad during the later stages of the 2019/20 season.Matteo Guendouzi and Neal Maupay collide / Mike Hewitt / Getty ImagesHis last…

Trezeguet Oo Daboolka Ka Qaaday Dhibaatada U Dhaxaysa Cristiano

Trezeguet waxa  loo aqoonsan yahay inuu ka mid yahay ciyaartoygii ugu wanaagsanaa taariikhda Juventus ee aan u dhalanin waddanka Talyaaniga, marka loo eego guulihii uu ku hoggaamiyey kooxdaas, goolashii uu dhaliyey iyo waxqabadkiisa sannadihii uu joogay.Sannadkii 2018 ayaa loo magacaabay safiirka kooxda ee fagaareyaasha waaweyn oo uu ka qayb-geli jiray isagoo huwan magaca kooxdiisa, laakiin waxa uu xilkaas ka tegay toddobaadkii hore.Trezeguet ayaa waxa uu bixiyey waraysi uu uu kaga hadlay xaaladda hoose ee kooxdaas, waxaanu…

Jeremy Doku shines when Italy beats Belgium

The main story from the Belgian camp after their defeat in the Euro quarter-finals in Italy at the hands of Italy was that their "golden generation" had rejected their last real chance to taste international glory.Kevin De Bruyne admitted after the match that he played with injured ankle ligaments, Eden Hazard was ruled out after picking up a muscle strain against Portugal, and therefore the size of Romelu Lukaku fell to find a way through the Azzurri. He could only manage it from the spot.But while the three key men may…