Klopp prepares bid for Saul

Liverpool are believed to be preparing an offer of around € 40 million (€ 34.4 million) for Atletico Madrid midfielder Saul Niguez, with both the Spanish club and the player open for a potential transfer. It is well noted that the Reds need some reinforcements in the middle of the park this summer after the departure of Georginio Wijnaldum. There were some reports that they did not want to replace him and instead promote from within, but the noise from Anfield indicates that they want to recruit a new midfielder. They have…

Daafac Baxsad Ka Ah Arsenal, Saddex Kooxood Oo Xiddig Barcelona Ah

Liverpool ayaa u dhaqaaqday 25 sano jirka kooxda Wolves iyo xulka Spain ee Adama Traore. (Football Insider)Hector Bellerin ayaa doonaya inuu iskaga tago Arsenal oo ku biiro Inter Milan, daafaca ree Spain ayaa xagaagii 2020 lala xidhiidhinayay inta ugu badan PSG. (FourFourTwo)Sergio Ramos ayaa diiday dalabaad uga yimid Arsenal iyo Manchester City kahor intii uusan heshiis xor ah ugu biirin PSG. (Goal)Liverpool ayaa dalab 35 Milyan oo pound ah u diyaarinaysa 26 sano jirka khadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid ee Saule Niguez.…

In the spotlight: Jacob Zuma in prison

The former South African president spent his first night behind bars. "Zuma fought against the law and the law won", launches the South African newspaper's website Sunday Times, by translating this form of a local proverb: "everything has an end".For its part, the information portal Mail & Guardian tells "how JZ was pressured into surrender" and reports "intense talks between the police chiefs, the ANC leadership in…

a previously elected official who went to the opposition

A local Guinean official, who passed from the ruling party to the opposition, was sentenced on Thursday, July 9, to three years and four months in prison for "insulting the head of state", after declaring that only weapons could drive Alpha Condé out of power. The condemnation of opponents has recurred in Guinea since the controversial re-election of President Condé in October 2020.…

YAAB: Waxa Ay Ka Yeeshay Barcelona Mushaharka Memphis Depay Oo Dhawaan

Kooxda ree Spain ee Barcelona ayaa ku qasbanaatay inay mushaharka Memphis Depay oo toddobaadyo kahor kusoo biiray dhinto 30% taas oo muujinaysa sida ay xaalad aad u adag oo dhaqaale kooxdaasi ugu jirto.Depay ayaa Barcelona ugu soo biiray qaab bilaash ah isaga oo heshiis laba sano ah u saxeexay waxaana uu liiska saxeexyada cusub kula biirayaa Sergio Aguero, Eric Garcia iyo Emerson Royal.Haatan sida ay wararku sheegayaan Barcelona ayaa gaadhay heerka mushaharka ugu sarreeya ee ay koox La Liga ahi bixin karto waana sababta loo…

“Saddex Koob Ayaan Kula Soo Guuleystay Man United, Waxa Aniga

Tababaraha cusub ee kooxda AS Roma ee Jose Mourinho oo dhawaan qabtay shirkiisa jaraa’id ee ugu horreeyay ee kooxdaas ayaa u muuqday mid duray kooxihiisii hore ee Manchester United iyo Tottenham.Tababaraha Portuguese-ka ah ayaa heshiis saddex sano ah qalinka ugu duugay Roma waxaana saxaafada markii ugu horreysay loosoo bandhigay shalay oo Khamiis ahayd.Doorkaas ayuu Mourinho ku fadhiisanayaa kaliya bilooyin kaddib markii laga caydhiyay shaqada Tottenham walow uu maalmo kaddib markaas ciyaar Final-ka Carabao Cup ah kula…

GO’AAN: Jurgen Klopp Oo Liverpool U Sheegay Go’aanka Uu Ka Gaarey Soo

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa lagu soo warramayaa inuu ku gacan saydhay wararka sheegaya inuu kooxdaas dib ugu soo celinayo Philippe Coutinho oo saddex sano iyo badh kahor kaga tagay Anfield.Barcelona ayaa dhexda kaga jirta xaalad dhaqaale ahaan adag waxaana ay u baahantahay inay 175 Milyan oo euro oo mushaharaadka ay bixiso ah meesha ka saarto si ay heshiis cusub uga saxeexato Lionel Messi oo bishii hore qandaraaskiisii kooxdu dhacay.Iyagoo aad uga fikiraya sidii ay u yarayn lahaayeen mushaharka ay…

HESHIIS DHAN: Xiddigii Chelsea Ee Tuchel Macasalaameeyey Oo Ka Degay

Thomas Tuchel ayaa shalay macasalaameeyey weeraryahanka kooxdiisa ee Olivier Giroud oo sidii aanu wararkii hore idiinku sheegnay shandaddiisa xidh-xidhay kuna sii jeeda horyaalka Talyaaniga ee Serie A.Kooxaha Chelsea iyo AC Milan ayaa xalay gaadhay heshiis ay ku kala iibsanayaan gool-dhaliyaha reer France, waxaana sidaas kusoo afjarmaya waayihii Olivier Giroud ee Stamford Bridge.Milan ayaa bixinaysa €2 milyan oo Euro oo ay ku iibsanayso laacibkan, iyadoo Chelsea hore u sheegtay in ay u baahan tahay in laacibkan ay ku darto…

The UN Security Council supports AU mediation efforts for the Ethiopian dam

On Thursday, UN Security Council members tried to resolve the long-running dispute between Ethiopia, Egypt and Sudan over the operation of Addis Ababa's giant hydroelectric dam on the Blue Nile. Members supported the African Union's mediation work and called on all parties to continue the talks. Egypt and Sudan both called on the UN Security Council to help resolve the dispute after Ethiopia began filling the reservoir earlier this week behind the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) for a second…