Liverpool vs Ajax – SIDDEED Xiddig Oo Dhaawac Ka Ah

Laba dhibcood oo kaliya ayaa u dhexeeya labada kooxood ee ugu sarreeya Group-ka D ee tartanka Champions League, laakiin caawa ayay midkood si toos ah iskaga xaadirin doontaa marka garoonka Anfield ku kulmaan Liverpool iyo Ajax.Tababare Jurgen Klopp ayay kooxdiisu u gudbi karaysay wareegga 16ka haddii ay guuleysan lahayd ciyaartii Atalanta ay sida xun u dhax jiid-jiiday Anfield, laakiin guul-darradaasi waxay fursad siisay Ajax oo laba dhibcood oo kaliya usoo jirsatay, isla markaana kula dagaallamaysa inay iyaduna markeeda…

Dhaqangelinta Jadwalka Doorashada 20/21 oo markale dib u

Sawirka Hogaamiyayaasha DFS & DG ee la qaaday 1-da Oktoobar 2020 Jadwalka Doorashada 20/21 oo Hogaamiyayaasha DFS & DG ay ku heshiiyeen 1-da Oktoobar 2020 uma hirgelin sida la rabay marka la eego sida ay u kala horeeyaan Shaqooyinka oo waqti ku filan la siiyay balse caqabado ay hareeyeen. Maanta oo ah 1-da Deseembar 2020 waa 10-Cishe ee loo qorsheeyay in lagu soo doorto Kuraasta Golaha Sare BFS 2020/24, iskaba dhaafee in la qabto howshaas waxaana la dhameystirin guddigii…

Guddoomiyaha Baarlamaanka DG Hir-Shabeelle oo oo ku baxay

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada DG Hir-Shabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan si uu qayb uga qaato xalinta caqabadda hortaagan safarka Hogaamiye Cali Guudlaawe ee Magaaladaas. Socdaalka Hogaamiyaha waxaa hortaagan Abuukar Xaaji Warsame oo ku magac dheer Xuud, kadib markii uu sheegay in uusan ku qancin doorashada Hogaamiye ee DG Hir-Shabeelle oo uu damac ka lahaa. Todobaadkii tagay labo jeer…

the regional events on 6 December, an organizational and security challenge

Cameroon's regional elections will be held on Sunday, December 6. An unprecedented vote in the country, organized to speed up the decentralization process, and an equally unusual vote, as it will take place through indirect elections with two electoral colleges. For Cameroon in the election, which is responsible for organizing the vote, it is therefore a special vote, even with a security challenge.…

Laamaha ammaanka DG Jubbaland oo Dad u xiray Dil ka dhacay

Magaalada Kismaayo waxaa xalay fiidkii koox hubeysan ay ku dishay AUN Dr. Yuusuf Axmed Gaacaiye oo kamid ah dhaqaatiirta caanka ah ee xarunta Gobolka Jubada Hoose oo dhanka kale Caasimad KMG ah u ah DG Jubbaland. Dilka ayaa ka dhacay Xaafadda V-Afmadoow ee Magaalada Kismaayo gaar ahaan Xarun Caafimaad uu lahaa Marxuumka sida ay Axadle u xaqiijiyeen qaar kamid ah dadka Magaaladaas. Kooxda dilka geysatay ayaa isaga tagtay goobta kahor inta aysan gaarin Ciidamada Nabadsugidda DG…

the victims of the atrocities of the Hissène Habré regime remember

Thirty years ago, on Saturday, December 1, 1990, Idriss Déby seized power in Chad after his predecessor, Hissène Habré, was expelled from the patriotic salvation movement. We then discovered the atrocities of the Habré regime, which lasted for almost eight years: about 40,000 dead, according to a commission of inquiry led by the new authorities. At that time, many prisoners also regained their freedom.…

in the absence of consensus, the CDP will not appeal

The Congress of Democracy and Progress, the party of former President Blaise Compaoré, says it "notes" the preliminary results of the presidential election, announced by the Electoral Commission. The CDP had planned to appeal its findings following the irregularities observed during the vote. However, in the face of the lack of unanimity and consensus with the other opposition parties that signed the…

loyal to politician, Marabout Modou Kara arrested for “human trafficking”

Scandal in Senegal after the arrest, between 26 and 28 November, of forty people in "recovery centers" in the marabout SerigneModou Kara Mbacké, religious leader of the Brotherhood of Mourides, and also a political personality. According to the gendarmerie, young people were victims of "kidnapping, assault, even torture" in these centers in Dakar and its suburbs. An investigation is underway.…

Ahmed’s government is chasing TPLF leaders after taking Mekele

The Ethiopian federal state claims to have won the victory against Tigray's dissident power. On Monday, November 30, the government defended its actions and the results of military operations after more than three weeks of conflict. But the leaders of the TPLF say the fight is not over. Addis Ababa also continues to search for the leaders of the Tigrayan party.…