Shaki laga muujiyey dib u dhac ku yimaada shirka Golaha Wadatashiga

Muqdisho (Axadle)-Iyadoo Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu dhawaan madaxda dowlad goboleedyada ku casuumay shir loo asteeyey in Sabtida uu ka furmo magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo baxaya shaki la xariira in dib u dhac uu ku imaan karo shirkaas. Shirkaas ayaa loo qorsheeyey in la isaga wareysto howlihii ka qabsoomay arrimaha doorashooyinka, tan iyo heshiiskii la kala saxiixday 27-kii May, sidoo kale waxaa diiradda la saari doonaa dardar gelinta shaqooyinka harsan. Ustaad Daahir Qoriyow…

Weerar lagu xarun nukliyeer oo leedahay IRAN iyo wararkii ug…

Tehran (Axadle) – Weerar curyaamin ah ayaa lagu qaaday xarun nukliyeer oo ay leedahay dowladda Iran, taasi oo uu ka socday barnaamijka nukliyeerka rayidka, sida ay baahisay Shabakad warar oo aad ugu dhow hay’addaha amniga dalkaas. Weerarka oo lagu qaaday dhismo ku yaallo meel u dhow magaalada Karaj, oo 40 km galbeed ka xigta caasimadda Tehran ayaa la fashiliyay ka hor inta uusan waxyeelo u geysan dhismaha. Nournews, oo ah website la rumeysan yahay inuu ku dhow yahay Golaha Sare ee Amniga Qaranka, ayaa maanta ku…

Xog: Khilaaf iyo loolan xoogan oo ka dhex qarxay Qoor Qoor i…

Dhuusamareeb (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug iyo Guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaas ayaa saacadihii u dambeeyay waxaa si weyn uga dhex qarxay khilaaf xoogan oo la xiriira doorashada lagu wado inay ka qabsoomto dalka, sida ay ogaatay Axadle. Madaxweyne Qoor-Qoor iyo Guddoomiye Gacal ayaa waxa uu khilaafkooda la xiriira xubnaha ka imaanaya maamulka Galmudug ee Aqalka Sarre, kuwaasi oo uu madaxweynuhu rabo inuu si madax-banaan u…

Sheekh UMAL oo soo saaray shan qoddob oo looga hortagayo afd…

Nairobi (Axadle) – Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah culimada Soomaalida ayaa ka hadlay falalka afduubka ah ee muddooyinkii dambe kusoo badanayey dalka Kenya, kaasi oo lagu kacay dad dhowr ah oo u badan Haween Soomaali ah. Sheekh Umal ayaa ugu horeyntii ka digay buun-buuninta falalka noocaas ah, midaasi oo uu sheegay inay ka dhalan karto cabsi iyo wel-wel ka badan isla dhacdadaas.…

Raggii dilay suxufi Jamal Khashoggi oo la ogaaday in lagu so…

Washington (Axadle) – Afar kamid ah Sacuudiyaankii ka qeyb qaatay dilkii sanadkii 2018 Dalka Turkiga loogu geystay wariyihii Washington Post ee Jamal Khashoggi ayaa la sheegay inay tababar qaas ah ku qaaten Mareykanka hal sano ka hor xiliga ay shirqoolka sameenayeen. Qandaraaska Tababarka ay Mareykanka ku qaateen xubnahaan ka qeyb galay shirqoolkii ka dhacay Safaaradda Sacuudiga ee Istanbul ee lagu dilay Khashoggi ayaa waxaa ansixisay Waaxda…

Xog: Isbedel lagu sameynayo jadwalkii doorashada ee horey lo…

Muqdisho (Axadle) – Xog ay heshay Axadle ayaa sheegaysa in shirka uu Sabtida shaaciyey ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta ee ay iskugu imaanayaan Madaxda Golaha Wada-tashiga Qaran in wax ka bedel lagu sameyn doono Jadwalka doorashada. Shirka Sabtida ayaa sida uu qorshuhu yahay waxay madaxda kaga wada-hadli doonaan howlihii ka qabsoomay arrimaha doorashooyinka tan iyo heshiiskii 27-kii May iyo dar-dar gelinta shaqooyinka harsan oo…

Al-Shabaab oo toogasho ku fulisay ‘nin dilay hooyadiis iyo w…

Beledweyne (Axadle) – Dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe xukun dil toogasho ah ku fuliyey nin lagu eedeeyey ‘inuu toorey ku dilay hooyadiis oo 72 jir aheyd iyo walaalkiis’, kaas oo ay xukuntay maxkamadda Al-Shabaab. Dilkan qisaasta ahaa ee lagu fuliyey marxuum Maxamed Calow Cabdi ayaa waxa uu ka dhacay fagaare ku yaalla deegaanka Shaw oo ka tirsan gobolka…

Dagaallo culus oo dib uga billowday gobolka Tigray – Caasima…

Addis Ababa (Axadle) – Dagaallo u dhexeeyo fallaagada (TDF) iyo ciidamada milatariga Itoobiya ayaa lagu soo warramayaa inay dib uga qarxeen waqooyiga dalkaasi. Wararka ayaa sheegaya in dagaalladan dib uga billowday gobolka Tigray ay yihiin kuwii ugu cuslaa waxii ka dambeeyey bishii Novermber ee sanadkii lasoo dhaafay ee 2020-kii, xilligaas oo ay dowladdu shaacisay inay ku guuleysatay dagaalladii ka socday gobolkaasi. Xoogaga fallaagada Tigray ee…

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday ciidamada Kenya + khasaaraha …

Nairobi (Axadle) – Faah faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar jidgal ahaa oo dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab saacadihii la soo dhaafay ay ka fuliyeen deegaanka Ceelqaalow oo hoostaga magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari. Wararka ayaa sheegaya in weerarkaasi oo ahaa mid culus lala beegsaday kolonyo ay la socdeen ciidan ka tirsan milatariga iyo kuwa Booliiska, xilli ay ku socdaalayeen halkaasi. Ilo dadka deegaanka ah ayaa…

Cali Guudlaawe oo kulamo ka wada Turkiga + Sawirro – Caasima…

Istanbul (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) oo haatan ku sugan dalka Turkiga ayaa Istanbul kulan gaara kula qaatay ganacsatada iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku sugan gudaha dalkaasi. Cali Guudlaawe oo loo fidiyey casuumad heerkeedu sarreeyo ayaa kulan is xog wareysi ah la yeeshaay jaaliyadda Soomaaliyeed, isaga oo uga warbixiyey xaaladda guud ee dalka. Madaxweynaha HirShabelle waxaa…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More