Dilka madaxweynihii Haiti oo lugaha la galay saraakiil Marey…

Port-au-Prince (Axadle) – Laba nin oo la rumeysan yahay inay yihiin Mareykan – oo mid ka mid ah uu waardiye ka ahaan jiray safaaradda Canada ee Port-au-Prince – ayaa loo xiray dilka madaxweynihii dalka Haiti Jovel Moise. Mathias Pierre, oo ah wasiirka doorashooyinka Haiti, ayaa u sheegay wakaaladda wararka AP in mid ka mid ah raggaas lagu magacaabo James Solages. Labada nine e Mareykanka ah ayaa la sheegay inay asal ahaan kasoo jeedaan Haiti,…

Xog: Guddigii uu Rooble u magacaabay baaritaanka askarta Eri…

Muqdisho (Axadle) – Xog ay heshay Axadle ayaa sheegeysa in guddigii uu dhawaan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya u xil saaray baaritaanka dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku maqan dalka Eritrea aysan wali shaqa gelin.  Xogta ayaa tilmaameysa in guddigaan ay la kulmeen culeysyo dhinaca Villa Somalia ah kadib markii lagu wareejin diiday xogta carruurtaas, halka warar kale ay sheegayaan in dowladda Eritrea oo fulineysa codsi ka yimid dhinaca Farmaajo aysan…

Daawo: Jubaland oo shaacisay sababta ay u celisay Cabdi Cali…

Kismaayo (Axadle) – Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay dhacdadii maanta dib loogu celiyay diyaarad uu saarna La-taliyaha Farmaajo, Cabdi Cali Raage xili ay kasoo degi rabtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo. Saraakiisha amaanka Jubbaland ayaa saaka ku wargaliyay diyaaradii siday Cabdi Cali Raage in aysan ka soo dagi karin magaaladda Kismaayo, taasi oo keentay in diyaaradu dib ugu laabato Caasimadda Muqdisho. Taliyaha booliska qeybta…

Xog: DF oo Muqdisho ku xayirtay diyaarad ku socotay Garbahaa…

Muqdisho (Axadle) – Xog ay heshay Axadle ayaa xaqiijineysa in maalintii 3-aad garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ay ku xayiran-yihiin dad gaaraya ku dhawaad 40 qof, kuwaas oo ku wajahnaa magaalada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo.  Dadkaan oo u badan shacab ayaa sababsaday laba qof oo lagu sheegay siyaasiin degaanka u dhashay, sidoo kalane ahaa mucaaradka Villa Somalia, waxaana la joojiyay dhamaan rakaabkii saarnaa diyaaradda. Si rasmi ah looma…

Cumar Filish oo weerar culus ku qaaday mid ka mid ah wasaara…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo sidoo kalena ah duqa Muqdisho, Cumar Filish ayaa eedeyn culus u jeediyey Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo uu sheegay inay ka haysato caqabad weyn. Cumar Filish oo maanta ka qeyb-galay munaasibad uu gobolka ku shaacinayay natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad ayaa sheegay in wasaaradda waxbarashada ay lugaha hayso…

Yaa ka dambeeyey dilka madaxweynihii dalka Haiti?

Port-au-Prince (Axadle) – Booliska dalka Haiti ayaa dilay afar “calooshood u shaqeystayaal” oo ay sheegeen inay ka dambeeyeen dilka madaxweyne Jovenel Moise, ayaga oo laba kalena xabsiga dhigay. Booliska ma aysan shaacin xogta dadkan iyo sababta ay u weerareen guriga Moise ee magaalada axadle ah Port-au-Prince, halkaasi oo sidoo kalena ay ku dhaawaceen xaaskiisa, Arbacadii. Madaxa booliska qaranka Haiti Leon Charles ayaa sheegay in weli ay baxsad yihiin xubno kale oo ka tirsanaa kooxda weerarka fulisay. “Afar calooshood u…

Daawo: Cabdi Cali Raage oo ka warbixiyey sababta looga celiy…

Muqdisho (Axadle) – Cabdi Cali Raage oo ah La-taliyaha sare ee arrimaha doorashooyinka ee madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey sababta maanta Kismaayo looga soo celiyey diyaaraddii uu la socday oo ugu dambeyn dib ugu soo laabatay Caasimadda Muqdisho ee caasimadda dalka. Raage ayaa shaaca ka qaaday in amar kasoo baxay madaxda sare ee dowlad goboleedka Jubbaland diyaaraddii uu la socday looga soo celiyey hawada magaalada Kismaayo, xilli ay dooneyso inay ka degto garoonka…

PUNTLAND oo ka hortimid kulankii dhexmaray Kheyre iyo Maxame…

Garoowe (Axadle) – Guddoomiyaha guddiga ku meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland, Mudane Guuleed Saalax Barre ayaa ka fal-celiyey kulankii shalay dhex-maray mushrrax madaxweyne Xasan Cali Khayre iyo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee Mudane Maxamed Xasan Maxamed (Cirro). Guuleed Saalax ayaa shaaca ka qaaday in wax laga haboon yahay ay tahay in guddiyada doorashooyinka ay kasoo dhex-muuqdaan xarumaha ololaha doorashooyinka ee…

Magacyada Ardayda 10-ka kaalin ee ugu sarreeya ee Muqdisho o…

Muqdisho (Axadle) – Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxaa maanta lagu soo bandhigay natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee dugsiyada gobolka Banaadir ee sanad dugsiyeedka 2020-ka illaa 2021-ka. Munaasabada oo ay soo qaban-qaabiyeen Agaasinka Waxbarashada maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Madaxda sare maamulka gobolka Banaadir, Madaxda maamulada Degmooyinka, Bahda Waxbarashada, Waalidiin iyo Marti Sharaf…

Xog: La-taliyaha Farmaajo Cabdi Cali Raage oo laga celiyay g…

Kismaayo (Axadle) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubaland ayaa sheegaya in saaka garoonka diyaaradaha Kismaayo laga celiyey Cabdi Cali Raage oo ah shaqsi si weyn ugu dhow madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Saraakiil sarre oo ka tirsan garoonka Kismaayo ayaa Axadle u sheegay in Cabdi Cali Raage lagu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More