Kismaayo (Axadle) – Qoraal kasoo baxay madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe oo ku socda Guddoomiyeyaasha guddiga heer federaal iyo dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa lagu shaaciyey liiska musharaxiinta qeyb kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee Jubaland laga soo dooranayo.
Nuqul kamid ah waraaqdaas oo ay heshay Axadle, ayaa waxa uu madaxweyne Axmed Madoobe ku gudbiyey Liiska Musharaxiinta 4 Kursi, kuwaasi oo tiradoodu dhan tahay 9 xubnood, iyo sida ay u tartami doonaan, waxayna kala yihiin:
1- Cabdullahi Sheekh Ismaaciil…