Israel oo ka careysan waxa ay ku hayso Falastiin
Warsaw (Axadle) – Madaxweynaha Poland Andrzej Duda ayaa ansixiyay sharci diidaya in Yaahuuda loo celiyo hantidii laga qaatay intii uu socday dagaalkii labaad ee adduunka iyo kadib.
Ansixinta sharcigaan ayaa dhalisay xiisad diblomaasiyadeed, iyadoo Israel ay dib ugu yeertay safiirkeedii Poland waxayna ku tilmaantay sharcigaan inuu yahay mid “Yuhuud naceyb ah”.
Sharcigaan ayaa la xiriiro doodii ka taagneyd in Yahuuda loo celiyo hantidii ay sheegatay…