Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Camaara iyo
Camaara (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal ku bilowday qarax is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey oo ka dhacay deegaanka Camaara ee gobolka Mudug, kaas oo u dhexeeyey ciidamada dowladda, kuwa Galmudug oo isku dhinac iyo Al-Shabaab.
Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in weerarka kadib ay Al-Shabaab u suura-gashay inay muddo kooban la wareegto gacan ku heynta deegaankaas oo ah mid istaraatiiji ah.
Sidoo kale Al-Shabaab ayaa shaacisay ina…