Baarlamankii muddo xileedkiisu dhamaaday oo soo
Muqdisho (Axadle) – Warqad ay si wadajir ah u soo saareen labada xoghaye ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare, Cabdikariin Buux iyo Cali Maxamed Jaamac ayaa guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federal looga dalbaday 10 qodob oo ku saabsan macluumaadka xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya.
Labada xoghaye ee golayaasha baarlamaanka ayaa 10-kaan qodob ku soo koobay dalabka…