Wasiir Cabdisaciid: Xukunkii ICJ ee Soomaaliya iyo
Antalya (Axadle) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali oo Madasha Diblomaasiyadda Antalya ee Turkey uga qeyb-galay dood ku saabsan muran xuduudeedka badda ayaa mar kale ka hadlay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya.
Cabdisaciid ayaa sheegay in soo gaba-gebeyntii kiiska badad Soomaaliya iyo Kenya ay tusaale u noqon doonto muranada mustaqbalka ee xuduudaha badda…