Duulimaadyada tooska ah ee Soomaaliya iyo Kenya oo maanta di…

Muqdisho (Axadle) – Maanta oo Axad ah 13-bisha June ee sanadka 2021- waxaa si rasmi ah u billowday duulimaadyada tooska ah ee Soomaaliya iyo Kenya, kuwaas oo hakad ku jiray muddo bil ah, sababo la xiriira khilaafka u dhexeeya labada dowladood. Dib u furista duulimaadyada ayaa yimid, kadib markii ay Kenya 10-kii bishan ku dhowaaqday inay dib u fasaxday diyaaradaha ka tega Soomaaliya iyo kuwa ka yimaada dalkeeda. Sidoo kale arrintan ayaa ku timid,…

Xog: Villa Somalia oo mar kale xubno badan ku darsatay guddi…

Muqdisho (Axadle) – Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Axadle u sheegay in wali Madaxtooyada Soomaaliya ay saameen weyn ku leedahay saddex kamid ah maamul gobaleedyada dalka, kuwaasoo markii horaba taageersanaa Madaxweyne Farmaajo.  Villa Somalia ayaa la sheegay in ay gacanteeda ku soo magacaawday inta badan xubnaha beddalka ku yimid ee guddiyada heerarka kala duwan ee maamul gobaleedyada Koonfur Galbeed, iyo HirShabeelle.  Sidoo kale waxaa soo…

Xog: Sababta ay DF u qortay WARQADDA cusub ee ay u dirtay do…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay waraaq lagu soo bandhigay warbaahinta oo toos ugu socotay dhigeeda Kenya, taasi oo ay uga dalbaneyso xukuumadda Nairobi inay caadi ku soo celiso xiriirkii diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeyey labada dal, xili ay bil ka hor DF ku dhawaaqday inay dib usoo celisay xiriirkaas. Sida ay Axadle u sheegen xubno sarre oo ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya, waraaqdaas ayaa waxaa dalbatay…

Sacuudiga oo go’aan rasmi kasoo saaray xajka sanadkan – Caas…

Riyadh (Axadle) – Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in Xajka sanadkan loo ogolaan doono kaliya 60,000 oo xujey ah oo ku nool Sacuudiga, taasi oo ka dhigan in dhammaan Xujeydii ka iman laheyd guud ahaan caalamka aysan gudan karin Xajka sanadkan. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Xajka iyo Cumrada Sacuudiga ayaa lagu sheegay in sababta loogu xadeeyay kaliya…

Dowladda Soomaaliya oo codsi xasaasi ah u dirtay dhiggeeda K…

Muqdisho (Axadle) –Dowladda Soomaaliya ayaa dhigeeda Kenya ugu yeertay inay caadi ku soo celiso xiriirkii diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeyey labada dal, kaas aad u xumaaday waayihii dambe. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay inay caadi ka dhigto xiriirka kala dhaxeeya Kenya. “Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka…

Rooble oo guddi u magacaabay raadinta askartii loo qaaday Er…

Muqdisho (Axadle)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi soo baara cabashada waalidiin Soomaaliyeed ee wiilashoodii tababarka loogu qaaday dalka Eritrea, kuwaas oo tan iyo markii dalka laga dhoofiyey aan laga helin xog sugan. Guddiga uu ra’iisul wasaare Rooble u magacaabay baaritaanka arrintaan ayaa ka kooban shan xubnood waxayna kala yihiin: 1 – Xasan Xuseen Xaaji wasiirka gaashaandhigga Guddoomiye.2 – Mukhtaar Xuseen Afrax wasiirka arrimaha gudaha Xubin.3 – Danjire…

Saddex dal oo Carab ah oo billaabay inay Muslimiinta Uyghurs…

Riyadh (Axadle) – Dalalka Imaaraadka Carabta, Masar iyo Sacuudi Carabiya ayaa billaabay inay masaafuriyaan oo ay Shiinaha u gacan geliyaan Muslimiinta Uyghur ee dalkaas lagu ciqaabo, sida uu shaaciyey taleefishinka CNN. Warbixinta CNN ayaa lagu sheegay in Sacuudi Carabiya ay 2018 illaa 2020, u gacan geliyeen Shiinaha ugu yaraan hal qof oo Uyghur ah, kaasi oo dalkaas u tegay inuu kusoo guto Cumrada. Qof kale ayaa sidoo kale la xiray kadib markii uu…

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday ganacsato Al-Shabaab …

Muqdisho (Axadle) – Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa Maanta xukun ku riday ganacsato lagu eedeeyay inay gudaha dalka soo geliyeen Kiimikada iyo Agabyada loo adeegsado waxyaabaha qarxa, kaasi oo lagu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed. Raggaan oo tiro ahaan gaaraya ilaa 7 ayaa waxaa lagu kala Magacaabaa, Cabdisalaan Cali Faarax, Qadar Cabdisalaan Maxamed, Maxamed Cabdi Sheekh Cumar, Daahir Cusmaan Maxamed , Cabdisalaan…

Dowladda Itoobiya oo shaacisay magacyada Dekadaha ay isticma…

Addis Ababa (Axadle) – Itoobiya ayaa sheegtay iney adeegsaneyso dakadaha waddamada deriska la ah si ay uga kaaftoonto ku tiirsanaanta dakadaha Jabuuti oo keli ah. Wasiirka Gaadiidka ee Itoobiya Daagmaawiit Moges oo FBC u warrantay waxay sheegtay dalka Itoobiya alaabaha uu dhoofiyo ama uu soodajiyo 99% inuu ku tiirsanaa dakadaha Jabuuti oo keli ah balse hadda la doonayo seddex dakadood oo kale oo ku yaalla waddamada deriska in uu dalka Itoobiya…

James Swan iyo Rooble oo ka wada hadlay dib u dhaca fulinta …

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Ra’isulwasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wakiilka xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan. Kulanka oo uu qaban qaabadiisa lahaa wakiilka xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan ayaa waxaa looga hadlay howlaha doorashada oo ay ka shaqeeneyso Xukuumadda Soomaaliya oo uu hormuudka u yahay…