Hargeysa (Axadle) – Deegaanada Gobaladda Waqooyi waxaa weli ka socota tirinta codadka doorashada ee golaha wakiilada iyo deegaanka oo Isniintii lasoo dhaafay ka dhacday lixda gobol maamulkaasi, Awdal, Saaxil, Maroodi-Jeex, Toghdeer, Sanaag iyo Sool.
Tirinta codadka ayaa haatan si habsami u socota, waxaana codeeyey in ka badan hal miliyan oo qof oo isku diiwaan-geliyey doorashadan oo aheyd qof iyo cod.
Wararka ayaa sheegaya in ku dhawaaqista…