Macallin iskuul oo xaaskiisa si arxan daran ugu dilay Muqdis…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa Caasimadda Muqdisho ka dhacay fal aad looga argagaxo, kadib markii Macallin iskuul uu si arxan daran u dilay xaaskiisa, sida ay sheegeen goobjoogeeyaal iyo qoyska gabadha la dilay. Bashiir Cabdi oo ahaa macallin wax ka dhiga iskuulka Hanti-wadaag ayaa lagu eedeeyey in gurigii uu ka guursaday ku dilay xaaskiisa Salaado Faarax Cali oo u dhashay hal gabar,…

Facebook oo xukun laba sano ah ku ridday Donald Trump

Menlo Park (Axadle) – Shirkadda Facebook ayaa ku dhowaaqday inay Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ka mamnuucday isticmaalka shabakaddan muddo laba sano. Facebook ayaa madaxweyne Trump ku eedeysay inuu huriyay weerarkii ay taageerayaashiisa ku qaadeen xarunta Congress-ka Mareykanka 6-dii Janaayo 2021, isaga oo u adeegsanaya baraha bulshada oo ay Facebook ku jirto. “Ayada oo la eegayo baaxadda duruufihii hoggaamiyey in la xayiro Mr. Trump, waxaan aaminsannahay in ficilladiisa ay ka dhignaayeen xadgudub weyn…

DF Soomaaliya oo si caro leh uga hadashay duqeymo ay ciidank…

Muqdisho (Axadle) –Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay si adag ugu cambaareyneyso duqeymo maalmihii lasoo dhaafay ay diyaaradaha dagaalka Kenya ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka DF oo dhameystiran Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa duqeymaha joogtada ah ee ay geysanayaan diyaaradaha dagaalka…

Mucaaradka oo bogaadiyey tallaabadii uu maanta qaaday Rooble…

Muqdisho (Axadle) – Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah garabka mucaaridka ayaa si weyn usoo dhaweeyay tallaabo uu sheegay inuu qaaday ra’iisal wasaaraha xil-gaarsiinta, kadib dalab ay u direen xildhibaano uu kamid yahay. Mahad ayaa sheegay in Rooble uu ka dambeeyo amarka uu taliska ciidamada booliska Soomaaliyeed uu maanta ku bedelay qaar kamid ah ciidamadii Asluubta ee ku sugnaa xarumaha dowladda iyo kontoroolo muhiim ah. “Waxaan bogaadinayaa…

Jenaraal Xuud oo Rooble uga digay ‘qorshe uu damacsan yahay’…

Beledweyne (Axadle) – Hoggaamiyaha Golaha la magac baxay Kacdoonka Hiiraan Jenaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayaa digniin culus hawada usoo mariyey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. enaraal Xuud ayaa sheegay inuu Ra’iisul Wasaare Rooble uga digaayo inuu Beledweyne yimaado isaga oo uu la socdo madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, oo uu sheegay inaysan aqoonsaneyn. “Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya…

Sawirro: DF oo qaaday tallaabo jawaab u ah rasaastii lagu fu…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda ayaa maanta qaaday tallaabo deg-deg ah oo ay uga jawaabeyso dhacdadii ay ciidamada Asluubta ku xabadeeyen kolonyo gawaari ah oo la socotay madaxweynihii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud. Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa amray in ciidamada Asluubta laga wareejiyo xarumo dowladeed oo ku yaalla degmada Xamarweyne, kadib dhacdadii Arbacada. Kadib amarka Xijaar, waxaa gebi…

R/W Rooble oo looga digay qorshe lagu boobayo kuraasta xildh…

Muqdisho (Axadle) – Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka beelaha Banaadiriga oo warbaahinta kula hadlay Caasimadda Muqdisho ayaa fariin u diray Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, iyagoo ka codsaday inuu u madax-baneeyo inay soo magacawdaan xubnaha guddiyada doorashooyinka ku meteli doona. Odayaasha dhaqanka beelaha Banaadiriga oo marka hore soo dhaweeyey heshiiskii dhawaan laga gaaray khilaafkii doorashooyinka ayaa sheegay in guddiyadii cabashada laga keenay ay ku metelayeen xubno aan laga…

Deni oo shaaciyey waxa dhici kara ‘haddii la fulin waayo’ he…

Garoowe (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo ka qeyb-galay munaasibad soo dhoweyn ah loogu sameeyay degmada Qardho, ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo heshiiskii dhawaan lagu saxiixay Caasimadda Muqdisho ee arrimaha doorashooyinka. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Soomaaliya ay xilligaan mareyso meel halis ah oo loo baahan yahay in dhammaan bulshada Soomaaliyeed ay u…

Natiijooyin cusub oo doorashooyinka wakiilada Gobaladda Waqooyi oo …

Hargeysa (Axadle) – Deegaanada kala duwan ee maamulka Gobaladda Waqooyi waxaa weli ka socota tirinta codadka doorashooyinka golaha wakiilada iyo deegaanka oo Isniintii la soo dhaafay si habsami leh uga dhacday magaalooyinka maamulkaasi. Guddiga doorashooyinka Gobaladda Waqooyi ayaa shaaciyey natiijada Golaha Wakiillada gobolka Togdheer, waxaana hoggaanka u hayo xisbiga Waddani oo bilihii ugu dambeeyey halkaas ka wado olole xooggan, waxaana codadka…

Norman Mwongera oo nolol lagu helay kadib 17 maalmood uu ka …

Lamu (Axadle) –  Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Kenya isla markaasna qeyb ka ahaa koox dhanka ammaanka ah oo loo xir saaray inay kooxda Al-Shabaab ka sifeeyaan deegaanka Lamu ee dalkaas ayaa soo laabtay 17 Maalin kadib oo la weysanaa. Askarigaan oo lagu magacaabo Norman Mwongera ayaa Arbcaddii dib ugu soo laabtay xeradiisa Basuba GSU oo ku taallo Lamu kadib markii lagu waayey howlgal ay ciidamada Kenya ku qaadeyn dagaalyahano ka tirsan…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More