Skip to content
Saturday, September 26, 2026 13 Rabi al-Thani 1448 AH Fajr 04:37
Muqdisho 25°C
Breaking: Somali President Calls for Gaza Ceasefire and Two-State Solution at UN
Breaking News
Axadle
Axadle Newsroom Somalia English

Soo xulista Baarlamaanka 2 aad ee Hirshabeelle oo lagu soo

Follow
Newsroom published Updated 6 years ago 1-minute read
Dhageyso Qodobada AI Narration • ~1 min audio
Soo-xulista-Baarlamaanka-2-aad-ee-Hirshabeelle-oo-lagu-soo

Gudiga Farsamada ee Soo Xulista Baarlamaanka 2aad ee Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada Hirshabeelle.

Guddiga ayaa sheegay in bishaan ilaa bilowga bisha oo socota ay kusoo dhameystiri doonaan howlaha soo xulista xildhibaanada 2 aad ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle.

- Advertisement -

Guddiga soo farsamada soo xulista Barlamaanka Hirshabeelle ayaa looga fadhiyaa in ay soo dhisaan Barlamaanka 2 aad ee Hirshabeelle maadaamo ay soo dooranayaan Senetarada aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Halkaan ka aqri Jadwalka doorashada.

How do you rate this story?

0 votes