Monthly Archives

April 2021

40 Finest and Worst Meals to Eat Earlier than Sleep

After a crummy night time of sleep, most individuals play the blame recreation, pointing fingers at work stress, the blue gentle from their gadgets, or their bedmates tossing, turning, or wagging. However there's one other frequent disruptor of Zzz's most sleep disadvantaged people do not assume of: their dinner or late-night snack. Because it seems, what you select to snack on earlier than bedtime can play a giant function in how nicely you hit the hay. "Some meals are downright energizing, and others can irritate…

Waa Kuma Garsooraha El Clasico Ee Real Madrid Iyo Barcelona

Garsooraha dhexdhexaadinaya kulanka adag ee El Clasico ee Sabtida ay foodda isku darayaan Actual Madrid iyo Barcelona ayaa la shaaciyey, waana xaakim aan kugu cusbayn oo hore usoo qabtay kulamo waaweyn. Maamulka LaLiga ayaa kulankan u magacaabay in uu qabto garsoore uu kaadhku kasoo horreeyo oo aan ciyaartoyda u aabbo yeelin, horena ciyaartooyo waaweyn garoomada uga saaray. Ciyaarta El Clasico ee Sabtida oo lagu tilmaamay middii kala saari lahayd kooxaha ku loollamaya horyaalka, ayaa waxay kusoo beeganay xilli ay…

Markab laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray Badda Cas

Markab xamuul oo laga leeyahay dalka Iiraan oo la rumeysan yahay inuu yahay saldhigga ciidamada ilaalada kacaanka, kaasoo ka howlgalayay badda cas sannado badan oo ka baxsan dalka Yemen ayaa la weeraray, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda. Wasaaradda arrimaha dibedda ee Iiraan ayaa xaqiijisay weerarka Arbacadii, iyadoo sheegtay in MV Saviz uu haleelay qarax aan la garanayn oo sababay "waxyeello yar" abbaaraha 6-da subaxnimo ee xilliga maxalliga ah ee Badda Cas, meel ka baxsan xeebta Jabuuti. Afhayeenka Wasaaradda…

Maxay Puntland State iyo Jubaland ka yiraahdeen shirkii Afisyooni

Wasiirka warfaafinta Puntland C / laahi Cali Xirsi Timacadde oo la hadlay warbaahinta isaga iyo wasiiro ka tirsan maamulka Jubaland ayaa sheegay in labada maamul aysan ka warqabin fashilka ku yimid shirkii Muqdisho, laakiin ay kaliya warbaahinta ka arkeen wasiir Dubbe “Waxaan u sheegeynaa shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka in uusan jirin shir fashilmay oo ay ogyihiin dowladaha Jubaland iyo Puntland. Hogaamiyaasha Jubaland iyo Puntland ayaa mudo bil ah ku sugnaa caasimada iyagoo kusii jeeda dalka Soomaaliya…

Donny van de Beek has no higher likelihood to impress than in opposition to Granada

To say that it has been a troublesome 12 months for Donny van de Beek at Manchester United would in all probability be an understatement.After signing from Ajax for £ 40 million over the summer season, the Dutch worldwide made his debut as a substitute within the opening day's defeat in opposition to Crystal Palace. It was initially thought that he could be relieved within the staff, however as a substitute he has barely taken a sniff.That purpose stays his solely strike to this point this season and he has to this point…

Arsenal excited about Crystal Palace star Wilfried Zaha

Unique - Arsenal have rekindled curiosity in Crystal Palace ahead Wilfried Zaha and will make a transfer this summer season - though the Gunners may have to promote gamers to boost the obligatory funds. Zaha was on Arsenal's radar within the summer season of 2019 and the membership was reported on the time to have provided £ 40 million, which was thought of scornful by Palace and was instantly rejected. Though the Gunners have been a fan of Zaha, they finally signed a £ 72 million deal for Nicolas Pepe as a substitute.…

Itoobiya: Masar iyo Suudaan ayaa xanibay wadahadaladii biyaha wabiga

Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay Masar iyo Suudaan inay carqaladeeyeen wadahadaladii la doonayay in lagu xaliyo khilaafka webiga Niil. Wadahadaladii ugu dambeeyay ayaa ku fashilmay eedeymo midba midka kale u jeedinayay waxaana wadahadalada lagu qabtay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka ku sheegtay in wadahadalka uu fashilmay kadib markii Masar iyo Suudaan ay ku dhegeen arrimo muran dhaliyay oo ku saabsan saamiga biyaha Niilka.…

FIQI oo xiriiriyey cafiska loo fidiyey Janan iyo garsoorka loo doonto Al-Shabaab

Dhuusamareeb (Axadle) – Wasirka amniga dowlad goboleeedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay sababta loogu cadaalad doonto dagaalyahanada Al-Shabaab, wuxuuna si gaar ah u xusay waaxda garsorka. Axmed Macalin Fiqi ayaa tusaale usoo qaatay dacwadii la joojiyay wasiirkii hore amniga Jubaland Cabdirashiid Janan kaas oo dacwadiisa ay soo xireen xeer ilaalinta iyo makamadda gobolka Banaadir oo wadajir ah. Janan oo dhawaan isku soo dhiibay dowladda Federaalka ah ayaa gal dacwadeedkiisii la…

Xuseen Xaaji: Guul Ayeynu Ka Gaarney dagaalkii ka dhacay koonfurta Dhuusomareeb

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa bogaadiyay hawlgal militari oo Arbacadii laga sameeyay duleedka koonfureed ee caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb. Xaaji ayaa sheegay in milateriga ay Al Shabaab kala wareegeen deegaanno dhowr ah wuxuuna ugu baaqay dadka deegaanka in ay gacan siiyaan ciidamada qaranka Soomaaliya ee dagaalka kula jira mintidiinta Al Shabaab oo cadaadis saarey degaano dhaca koonfurta magaalada Dhuusomareeb. Geesiyaashii naftooda u huray qarankeena saakay waxay la wareegeen…

Vinicius Junior lastly broadcasts his arrival at Actual Madrid

When the information of Eden Hazard's omission from the Actual Madrid squad to face Liverpool on Tuesday night time was filtered via to Jurgen Klopp, you'll have forgiven the German tactician for permitting himself a humorous smile.Effectively, we are saying "stunning smile", one among the 90mins Liverpool moles truly despatched us this clip of him shortly after he heard ...The Belgian can struggle for each health and kind this season - and has been since he switched to the Spanish giants in 2019, if we're sincere - however…