Yearly Archives

2020

Farriinta Qiirada Leh Ee Van Dijk Xalay Soo Diray, Waxa Uu

Virgil van Dijk ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dhaawaca halista ah ee kasoo gaadhay kulankii Merseyside derby ee Everton, kaas oo uu ku maqnaan doono inta ka hadhay xili ciyaareedka.Warbixin rasmi ah oo Liverpool ay xalay kasoo saartay dhaawaca Van Dijk ayay ku sheegtay inuu mari doono qalliin, waxaanay ka baaqsatay inay caddayso muddada uu maqnaan doono, hase yeeshee ciyaartoyda ay gaadhaan dhaawacyada noocan ah ayay soo kabashadoodu qaadataa toddoba bilood illaa siddeed bilood, taas oo ka dhigan in xili ciyaareedkan…

Australia oo Mareykanka la gashay heshiis ogolaanaya dib u

A view of facilities at the Manus Island Regional Processing Facility in Papua New Guinea in 2012. For years, the facility has been used to indefinitely detain asylum-seekers; Australia and Papua New Guinea have now agreed to close it. Dowladda Australia ayaa dib usoo cusbooneysiisay heshiis dalkaas looga qaadayo Qaxooti doonaya in ay degenaashiyo ka helaan dalka Mareykanka oo kasoo kala jeeda dalal kala duwan oo caalamka ah. Australia ayaa dhaqaale ku siiso waddamada deriska ah…

Hogaamiye Lafta gareen oo maanta furaya kalfadhiga labaad

Magaalada Baydhabo xarunta KMG ah ee DG Koofur Galbeed waxaa maanta ka furmaya kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka 2-aad oo waayihii dambe ku maqnaa fasax, kadib markii uu soo dhamaaday fadhigii 1-aad. Baydhabo waxaa ku sugan wufuud kala duwan oo lagu casuumay ka qaybgalka furitaanka kalfadhiga waxaana kamid ah Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BFS Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari & xubno kale. Hogaamiyaha DG KGS Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa furaya…

“Dadka waa in la hubiyaa balse ma ahan in la dhibo” Taliye

Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Xijaar oo uu wehliyo Taliyaha qaybta guud ee Booliiska Soomaaliyeeed Gen. Saadaq Cumar Maxamed ayaa xalay Muqdisho ka sameeyay Socdaal u kuurgelid amni ah. Saraakiishaan ayaa cagta marisay Degmooyin dhowr ah oo kala ah Howlwadaag, Yaaqshiid, Hiliwaa, Warta nabadda, Hodan kaaraan & Kaxda oo dhamaan baro kontorool ay ku leeyihiin ciidamada Booliiska Soomaaliya. Gen. Cabdi Xasan Xijaar Taliyaha Ciidamada Booliiska…

A ministerial mission from ECOWAS in Côte d’Ivoire to attempt mediation

A ministerial mission from ECOWAS arrived in Côte d'Ivoire to fulfill the assorted political actors. The opposition not acknowledged the legitimacy of the establishments chargeable for the group and validation of the elections scheduled for 31 October and demanded the withdrawal of the candidacy of outgoing President Alassane Ouattara for a 3rd time period. Will this worldwide mediation give the…