Sida ay tabisay Hiiraan Online, Madaxweynaha Waqooyi Galbeed ayaa ka soo laabtay Imaaraadka Carabta xilli uu sii xoogaysanayo khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Muqdisho iyo Abu Dhabi.
Hargeysa (AX) — Xilli uu meel xasaasi ah gaaray khilaafka dublamaasiyadeed ee u dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo Abu Dhabi, ayuu maamulka Waqooyi Galbeed shaaciyay go’aan adag oo lagu sii xoojinayo cilaaqaadka dublamaasiyadeed iyo…