Browsing Tag

furmayo

Soomaaliya iyo Itoobiya oo wada hadal rasmi ah uu uga furmayo magaalada Ankara

 Axad, Juun, 30, 2024 (AX) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi iyo wafdiga la socda ayaa maanta u ambabaxay Turkiga, halkaasoo ay uga qeyb galayaan wada hadallo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay gar wadeen ka tahay dowladda Turkiga.War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa lagu sheegay, in Xukumadda Soomaaliya ay ka go’an tahay mabaadi’deeda ilaalinta madaxbanaanida iyo midnimada dhuleed ee dalka.Turkiga ayaa Soomaaliya u sheegay inuu diyaar u yahay inuu xalliyo  khilaafka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More