Booliska Waqooyi Galbeed oo shaaciyay 82 kiis oo dil ah iyo 254 kiis oo kufsi ah sanadkii 2026
Hargeysa (AX) — Booliska Waqooyi Galbeed ayaa diiwaangeliyay 82 kiis oo dil ah iyo 254 dhacdo oo kufsi ah guud ahaan deegaannadaas intii lagu guda jiray sanadkii 2026, sida ku cad xog rasmi ah…