Browsing Tag

badan

Somalia and Turkey maintain strong ties despite rising criticism

By Ambassador Fathudin Ali OspiteWednesday April 8, 2026 Xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga waxa uu ku taagan yahay wax ka badan hadal iyo heshiisyo lagu dhawaaqo; waxa uu ku dhisan yahay natiijo la arki karo. Waa iskaashi muddo lagu soo tijaabiyey, ku saleysan kalsooni, isla markaana si dhab ah u saameeyey nolosha dadka. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Turkiga waxay leeyihiin mid ka mid ah iskaashiyada laba geesoodka ah ee ugu adag uguna saamaynta badan ee maanta ka muuqda masraxa caalamiga ah. Xilli…

Ciidamada amaanka DFS ayaa saakay intooda badan gacanta ku dhigay

Ciidamada amaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa saakay xiray Wadooyinka Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoysyada ay fariistaan, maadaama wadooyinka xaafadaha dhexmara mar hore lagu xiray dhagxaan. Isgoyska qaybo ka mid ah Wadooyinka Warshadaha & Soddonka ayaa laga mamnuucay inay maraan gaadiidka, iyadoo biro, taayirro & dhagxaan la dhigayo bartamaha isgoysyada, sidoo kalena ay ka gudbayaan Wadada & Maka Al-Mukarama. Sababta lama shaacin, warar kale oo ay heshay Axadle ayaa sheegaya in degmooyinka kale ee…