Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Soomaaliya Waa In Ay Cagaheeda Ku istaagto! – Axadle

Soomaaliya Waa In Ay Cagaheeda Ku istaagto Ka Hor Inta Aysan Is Barbar Taagin Dalalka Kale Ee Geeska Afrika Waxaa qoray: Hassan Sheikh Mohamud Nefembar 25, 2020 Bishii Maarso 1977, Itoobiya iyo Soomaaliya waxay qarka u fuuleen dagaal la xiriiray gobolka Ogaadeen, oo ay labada dowladoodba sheeganayeen. Madaxweynihii kacaanka ee Cuba, Fidel Castro wuxuu safarro degdeg ah oo quus ah ku tagay Geeska Afrika isaga oo xambaarsanaa qorshe dhiifoon oo ku aaddan sidii nabadda loo ilaalin…

Midowga Musharaxiinta Hogaamiyaha oo shir degdeg ku leh

Midowga Musharaxiinta Hogaamiyaha Soomaaliya ee 2021, ayaa maanta oo axad ah shir degdeg ah ku leh Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, iyagoo kaga arrinsanaya xaalado soo kordhay, wixii ka dambeeyay shirkoodii todobaadkii hore. Shirkan ayaa looga hadlayaa xaalada cakiran ee doorashada, adkeynta baaqyadooda iyo qorshayaal ay doonayaan in ay sameeyaan, si ay u sii wadaan cadaadiskooda dowladda dhexe ee Soomaaliya ee guddiga doorashada Soomaaliya. Ilo ku dhow dhow shirka ayaa…

117-sarkaal oo katirsan Militariga Itoobiya oo ku eedeysan

Booliiska Federaalka Itoobiya ayaa jaray warqadda xiritaanka 117-sarkaal oo katirsan Ciidanka Militariga kadib markii ay ku dhaqaaqeen Xatooyo xoolo dadweyne sida ku xusan warbixinta Booliiska. Janaraaladaan ayaa xilal sare ka haya Militariga Dowladda Federaalka Itoobiya, waxaana la shaaciyay magacyadooda & Darajadooda ciidan si xabsiga loo dhigo, loona weydiiyo su’aalaha ah sababta keentay in ay xoolaha dadweynaha qaataan. Magacyada Sarakiisha waxaa kamid: Maj.-Gen Zewdu…

“Eedeynta Musharixiinta waa mid ka tarjumeysaa dano

Warqad kasoo baxday maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu faah-faahiyay Sugidda ammaanka Caasimadda, Eedeyn uga timid Musharixiinta Hogaamiyaha Soomaaliya 20/21 & doorashada dalka. Xaanshida uu soosaaray Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu muujiyay in eedeyntaas ay tahay waxba kama jiraan, isla markaana ay ka tarjumeyso Dano gaar ah oo Shisheeye sida hadalka loo dhigay. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in aysan cidna uga heybeesaneen sugidda amniga inta lagu howlan…

Ciidamada Xoogga & Al-Shabaab oo ku dagaalamay Gobolka

Militariga Soomaaliya & Al-Shabaab ayaa xalay dagaal dhowr tuullo ka dhacay ku dhexmaray deegaanno hoostaga Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe sida ay Axadle u xaqiijiyeen saraakiil katirsan ciidanka Xoogga. Weerarka waxaa qaaday ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan qaybta 27-aad oo mas’uul ka ah sugidda ammaanka Gobollada Shabeelaha Dhexe & Hiiraan oo ka kooban dhismaha DG Hir-Shabeelle. Dagaalka ayaa muddo socday sida ay sheegeen saraakiisha Militariga Soomaaliya…

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo saakay toogatay saddex

Saakay aroortii, maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku fulisay saddex ruux oo horay loogu eedeeyay in ay katirsan yihiin Al-Shabaab, isla markaana muuqaallo laga duubay ay ku qirteen. Magacyada Ragga la toogtay ayaa kala ah: Maxamed Xaaji Axmed (Ilkacase), Saalim Saciid Maxamed (Salmaan) & Axmed Maxamed Haashim (Carab), sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta maxkamadda. Kiisaska saddexdaan Rag ayaa maray heeraka kala duwan ee Maxkamadda Ciidamada…

“Doorashada Soomaaliya waa in aysan ka gudbin 20/21 oo ah

James Swan. Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Arrimaha Soomaaliya James Swan oo la hadlay Teleefishinka AlJazeera ayaa ku baaqay in Doorashada 20/21 ku dhacdo waqtiga ay ku heshiiyeen hogaamiyayaasha heer federal & heer Dowlad Goboleed. Swan ayaa sheegay in dhammaadka sanadkaan 2020-ka waxa uu shaaciyay in qorshaha uu yahay diyaarinta Senatarada Golaha Aqalka sare & Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo ah howsha ugu culus oo haddii laga gudbo doorashada…

Axmed Madoobe:-Hala bad-baadiyo dalkaan qaabka ay wax ku

Hogaamiyaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta lagu soo dhaweeyay xarunta KMG ah ee maamulkiisa ayaa ku eedeeyay dowladda Faderaalka Soomaaliya in ay dhammaan ka baxday heshiisyadda lagu gaaray Muqdisho ee doorashooyinka dadban ee dalka. Waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ciidamo iyo jamhad ay ka sameysay gobolka Gedo oo ka mid ah maamulka Jubbaland, islamarkaana uusan guddi soo magacaabi Karin, maadaama dowladda dhexe ay ka baxday…

Rouhani oo ku eedeeyey ‘calooshood u shaqeystayaal’

'Dilku ... wuxuu muujinayaa cadowgeenna rajo beel iyo nacaybkooda qoto dheer,' ayuu yidhi Rouhani Hogaamiyaha Iran ayaa ku eedeeyay Israel in ay dishay nin reer Iran ah oo aad ugu xeel dheeraa cilmiga barnaamijka nukliyeerka oo reer galbeedku inbadan ka shakiyeen inuu ka dambeeyay soo saarista qarsoodi ah ee nukliyeer Iran, sida uu wariyay TV-ga Dowladda. “Mar labaad, gacmaha shart ah ee isla-weynida adduunka waxaa lagu wasakheeyey dhiigga calooshood u shaqaystayaal mucaawimada…

Turkiga oo cambaareyay qaraxyo lagu weeraray magaaladda

Dowladda Turkiga ayaa maanta oo Sabti ah cambaareeyay mowjado weeraro Ismiidaamin ah oo galaaftay nolosha ugu yaraan sideed qof oo Soomaaliya. “Waxaan si adag u cambaareyneynaa weeraradan argagaxiso waxaanan tacsi u direynaa dadka walaalaha ah iyo Dowladda Soomaaliya,” ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga. Qarax ismiidaamin ah ayaa ka dhacay maqaaxi caan ah oo ku taal magaalada caasimada ah ee Muqdisho habeenkii jimcaha, halkaas oo ay ku…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More