Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Goobaha Ganacsiga Garoowe oo maanta u xiran isbadalka

Deegaannada DG Puntland waxaa saameeyay isbadalka sarifka Doollar oo sare u kac ku yimid, cabashada ganacsatada oo gaartay maamulka waxaa ka dhashay kulamo dhowr jeer dhexmaray inkasta oo aan natiijo muuqata laga gaarin. Maamullada Gobollada Nugaal, Bari & Mudug ee DG Puntland ayaa sameeyay isu day ay ku dirqinayaan Ganacsatada qaar ee diidan qaadashada Shillin Soomaaliga, taas oo keentay in uu istaago isu socodka Ganacsiga yar yar. Maanta oo Isniin ah waxaa xiran inta…

Hoggaamiyaha Tigray oo sheegay in ay soo rideen Diyaarad

Ciidamada Ismaamulka TIgray Xooggaga waqooyiga Itoobiya ee Tigray ayaa sheegtay in ay soo rideen diyaarad militari oo ay adeegsanayeen ciidanka Federaalka oo dagaal xooggan muddo saddex todobaad ah kawada ismaamulkaas. Debretsion Gebremichael hoggaamiyaha Ismaamulka Tigray oo la hadlay oo la hadlay Wakaaladda Wararka Reuters ayaa sheegay in diyaaraddaas military ay soo rideen, isla markaana ay qabteen duuliyihii Diyaaradda. Sidoo kale hoggaamiyaha Ismaamulka Tigray ayaa sheegay…

Trump oo Biden uga aarsanaya Ciidan ka saarista Soomaaliya,

Wargeyska Le Figaro ee dalka Faransiiska kasoo baxaya ayaa warbixin uu ka diyaariyay qorshaha Trump ee ka dhanka ah Biden kahor inta uusan la wareegin Hogaamiyaha 20-ka Janaayo 2021, gaar ahaan Ciidamada uu ka saarayo Dalalka Soomaaliya, Ciraaq & Afgaanistaan. Trump oo lagu garaacay doorashada 2020 ee Mareykanka ka dhacday, inkasta oo marar kala duwan uu diiday in uu aqbalo natiijada muujineysa in waayihiisa Madaxtinimo ay soo idlaatay, balse dhowaan ayuu muujiyay is…

Qoor-Qoor oo bilaabay dadaallo uu ku dhexdhexaadinaya DFS &

MW DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo Muqdisho u yimid arrimaha Doorashada Soomaaliya & muranka ka taagan guddiga maamulaya ee heer federaal & heer Dowlad Goboleed ayaa sameeyay kulamo kala duwan oo badankood la qaatay Musharixiinta cabashada qabta. Qoor-Qoor ayaa tan iyo 15-ka November 2020 oo haatan laga joogo 15-Cishe waxa uu la kulmay dhinacyo kala duwan sida Musharixiinta Hogaamiyaha Soomaaliya ku hamineysa ku…

Al-Shabaab oo sheegatay in ay dagaal ku qabsatay Deegaanka

Al-Shabaab ayaa sheegtay in saakay xili hore weerar ay ku qabsatay Deegaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug oo ay saldhigyo ku leeyihiin Ciidamada DG Galmudug iyo taliska qaybta 21-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka. Dagaalka oo muddo socday ayay sheegatay Al-Shabaab in gacanta ku heynta Deegaanka dhankooda soo gashay, isla markaana ay gudaha u galeen xeryaha Ciidamada halkaas ku yaalla sida hadalka ay u dhigtay. Ilaa 5-gaari oo ah nuuca dagaalka ayay sheegtay Al-Shabaab in ay ku…

controversy following the deployment of the army in the Volta region

In the light of the presidential election on December 7, the Ghanaian army has been stationed in the Volta region, which is favorable for the opposition party. A military presence that displeases the local traditional leaders, who say they fear "threats" to voters and demand demilitarization of the area. as reported from Accra,…

skepticism dominates among many Cameroonians before regional elections

Regional elections in Cameroon will take place at the end of the week, on Sunday 6 December. A historic vote with indirect voting rights: even if they are provided for in the 1996 Constitution, this will certainly be the first time that regional councils are set up with regional presidents. This is the last step in the decentralization introduced by the government. But in Yaoundé, the capital, few…

Maxaa xigi doona u yeeridda Danjiraha Soomaaliya ee Kenya?

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa qaadatay go’aan ay wadatashi ku sheegtay oo ay ugu yeeratay Safiirka Soomaaliya ee Kenya, sidaas oo kale waxa ay Dowladdu ka dalbatay Danjiraha Kenya ee Soomaaliya in uu dalkiisa dib ugu noqdo una tago Waddankiisa la tashiga Dowladdiisa! Sababta u yeerashada Danjiraha Soomaaliya ee Kenya iyo dalbashada in Danjiraha Kenya ee Soomaaliya uu dalkiisa u tago Wadatashi waxa ay xukuumadda Soomaaliya ku sheegtay in Kenya ay faragelin ku hayso arrimaha gudaha Waddanka Soomaaliya, dhaqanka…

Waa Kuma Guddoomiyaha Aqalka Sare ee soo-socda ee Nabad &

Sida lagu hadal hayo qololka siyaasadda iyo ololayaasha xukuumadda Nabad & Nolol si aan qarsoonayn haddii ay suuragasho Mahdi Maxamed Guuleed ra’isalwasaare kuxigeenka xukuumaddu  waxa uu noqon doonaa guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka! Haddaba waa kuma Mahdi Maxamed Guuleed?

Dilkii Mohsen Fakhrizadeh: Saynisyahankii reer Iran sidee

Fiisigisyahan sare oo reer Iiraan ah oo ku takhasusay nukliyeerka, Mohsen Fakhrizadeh, ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah meel u dhow caasimada Iran ee Tehran, jimcihii. Fakhrizadeh oo ay toogteen waxa ay Iran ugu yeertay “argagixisada” ayaa saarnaa gaarigiisa oo ku sugnaa Absard, oo ah xaafad ku taal bariga Tehran, markii dambe wuxuu u dhintay dhaawacyadiisa oo lagu tilmaamay “geeridii shahiidka” sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda Iran. Ma jirin cid dusha saaratay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More