Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Shirkii Afisyoone DFS & DG kuma heshiin ajandaha kulanka

Muqdisho (Axadle) – Shirka u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee looga hadlayey ajandaha shirka doorashada ayaa muddo hal maalin ah hakad la galiyey, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen Axadle. Kulankii maanta oo ahaa maalinkii labaad ee shirka ayaa soo dhammaaday ayada oo aan wax heshiis ah laga gaarin dhammaan qodobada la isku hayo ee ku aadan ajendaha shirka. Madaxda ayaa la sheegay in berri ay soo sameyn doona la tashiyo dhexdooda ah, ayada oo kulanka dib loo billaabi doono…

Muxuu James Swan ku macneeyey weerarkii lagu qaaday ciidamada dowladda?

Muqdisho (Axadle) – Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa maanta ka hadlay weerarkii ay shalay dagaal-yahaanada Al-Shabaab ku qaadeen xarumaha ciidamada Dowladda ee Awdheegle iyo Bariirre ee Shabeellaha Hoose. James Swan ayaa weerarkaasi ku tilmaamay mid muujinaysa heerka ay gaarsiisan tahay naf-hurnimada maalinkasta ay sameeyaan askarta ciidamada dowladda, kuwaasi oo dagaal adag kula jira kooxda…

Xasan Sheekh oo Farmaajo uga digay hal arrin oo dhici karta

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud oo sidoo kale ah Guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD qeybna ka ah Madasha Badbaado Qaran ayaa madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday uga digay inuu fashil u horseedo shirka Afisyoone. Xasan Sheekh ayaa ugu horeyntii sheegay in xiligan madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday uu haysto fursad uu ku xalin karo khilaafka doorashada oo kala dhaxeeya maamulada Puntland iyo…

Odowaa oo shaaciyey magacyada 3 horjooge oo Shabaab ‘looga dilay’ Bariire iyo Awdheegle

Aw-dheegle (Caasimadda Onlin) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay magacyada horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay weerarradii ay shalay kusoo qaadeen  xarumaha ciidamada Dowladda ee Awdheegle iyo Bariirre ee Shabeellaha Hoose. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in maleeshiyada laga dil Al-Shabaab ay ku jiraan saraakiil sar sare oo ay magacyadooda ku sheegeen: 1- Xareed Dheere oo ahaa…

Gen. Odowaa oo shaaciyey magacyada ‘3 horjooge oo Al-Shabaab ‘looga dilay’ BARIIRE iyo Awdheegle

Aw-dheegle (Caasimadda Onlin) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay magacyada horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay weerarradii ay shalay kusoo qaadeen  xarumaha ciidamada Dowladda ee Awdheegle iyo Bariirre ee Shabeellaha Hoose. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in maleeshiyada laga dil Al-Shabaab ay ku jiraan saraakiil sar sare oo ay magacyadooda ku sheegeen: 1- Xareed Dheere oo ahaa…

Kenya oo qaaday tallaabo adag oo kaga aargudaneyso go’aankii kasoo baxay UK

Nairobi (Axadle) – Dowladda Kenya ayaa durtaba qaaday tallaabo ka dhan ah go’aankii ay dowladda UK ugu dartay liiska Cas ee dalalka uu sida weyn u saameyay ee aan u safri karin dalkaas, laga bilaabo 9-ka bishan March. Kenya oo daba-socota go’aanka UK ayaa ku dhawaaqday in muwaadiniinta sidata dhalashada Ingiriiska iyo rakaabka soo mara dalkaas ee imanaya Kenya ay karantiili doonto…

Dagaal culus oo markale Puntland iyo Daacish ku dhex-maray gobolka Bari

Boosaaso (Axadle) – Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in markale dagaal culus uu ka dhacay dhulka buuraleyda ah ee gobolkaasi, kaas oo saacado badan qaatay, una dhexeeyey ciidamada amniga maamulka Puntland iyo kooxda Daacish. Dagaalka ayaa waxaa qaaday ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PSF-ta Puntland, kuwaas oo howl-gallo ka wada dhanka buuraha Calmdow ee gobolka…

multinational companies responsible for drop in

In a press release published on Friday, April 2, at the initiative of some thirty organizations, the reduction of the cocoa price to the producer by 25% is seen as a step towards a global multi-actor dynamic aimed at fairer regulation in the sector to get more yields for producers. The Coffee and Cocoa Council (CCC) has…

DF oo la wareegay deegaano hoostaga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Axadle) – Ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan qeybta 21-aad ayaa maanta la wareegay deegaano ku yaalla koonfurta magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo ay horey ugu sugnaayeen dagaalyahanada hubeysan ee kooxda Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday in dagaal kadib ay qabsadeen deegaanada Sinadhaqo iyo Labi-dulle ee gobolka Galgaduud. Sidoo kale saraakiisha ayaa xusay inay la wareegeen fariisimo ay kooxda Al-Shabaab ku lahaayeen halkaasi, ayna kasoo…

DF oo maanta shaacineysa khasaarihii Al-Shabaab lagu gaarsiiyey Bariire iyo Awdheegle

Muqdisho (Axadle) – Taliyaha ciidamada Xoogga dalka, General Odowaa Yuusuyf Raage oo wareysi gaar ah siiyey laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa ka hadlay dagaalladii shalay ka dhacay deegaanada Bariire iyo Awdheegle ee gobolka Sh/ Hoose. Odowaa ayaa shaaca ka qaaday in weeraradii ay soo qaadeen Al-Shabaab ay ka hortegeen ciidamada dowladda, lagana dilay in ka badan 100 dagaalame, sida uu hadalka u dhigay Taliyaha ciidamada Xoogga dalka ayaa sidoo…