Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Saddax arrin ka ogow xerada ciidamada Jeneral Dhega-badan ee…

Muqdisho (Axadle) – Xerada tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee Janaraal Dhaga-badan oo ah Xerada loogu magac daray Janaraal Cabdikariim Yuusuf Adan Dhaga-badan, ee ku taallo Degmada Wadajirwaa goob lagu tababaro ciidamada xoogga dalka Soomaaliya. Tan iyo 2010-kii, marki la billaabay in ciidamada lagu tababaro, waxaa xeradaas ka soo baxayey dufcado ciidamo iyo maleeshiyaad aan dowladda ka tirsanayn. Haddaba wax badan ka ogoow taariikhda Xeradaasi.…

Xaalka dhaqaale ee maamulka G/Banaadir oo sii xumaanaya

Muqdisho (Axadle) – Sida ay hore u sheegtay Axadle, maamulka gobalka Banaadir ayaa wajahaya dhaqaalo la’aan xoog leh taasi oo saameyn weyn ku yeelataay mushaarka shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar. Bishii la soo dhaafay ee May ayaa la sheegay in ilaa hadda aysan mushaarkooda helin shaqaalaha maamulka gobalka Banaadir, iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in aysan muuqan rajo lagu bixin karo mushaarka sababo la xariira dhaqaalo la’aan heysata maamulka. Xogta aan helnay ayaa tilmaameysa in Guddoomiyaha Gobalka Banaadir uu…

Afar arrin oo tiirar u ah dib usoo laabashada xiriirka Sooma…

Muqdisho (Axadle) – Kenya ayaa dib u fasaxday duulimaayadii ka imaan jiray Soomaaliya iyo kuwii tagi jiray. Qoraal ay sii deysay wasaaradda arrimaha debadda Kenya ayey sabab la’aan ku fasdaxday socdaalka labada wadan oo uu xiriirkooda xumaa 10-kii bilood ee lasoo dhaafay. Dadka labada wadan isaga kala goosha ayaa sameystay dhowr dal oo socdaal seddexaad ah si ay u tagaan dhinaca ay danta ka leeyihiin. Shacabka labada dal ayaa wajahayey dhibaatada…

Dhalinyaradii hoggaamineysay banaanbixii maanta oo xabsiga l…

Muqdisho (Axadle) –Kadib markii maanta dhalinyarada ku shaqeysata mooto Bajaajta ee ka howlgala Caasimadda Muqdisho ay dhigeen banaanbax ay ku dalbanayeen in la dayac tiro wadooyinka burburka iyo biyaha roobku jareen ee isaga kala goosha degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ciidamada booliska oo qaaday tallaabo ka dhan ah dhalinyaradaas waxay xabsiga dhigeen qaar ka mid xubnihii…

Madaxweyne Farmaajo oo safar dibadeed u baxaya

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu u duulo dalka Turkiga, sida ay Axadle u sheegen xubno ka tirsan Villa Somalia. Madaxweyne Farmaajo ayaa sida uu qorshuhu yahay waxa uu ka qeyb galaya shir looga hadlaya diblomaasiyadda, oo ka dhacaya magaalada Mediterranean-ka ee Antalya. Inkastoo shirkan uu yahay mid heer Wasiir Arrimo dibadeed iyo Madax ka socota Ururo dowli ah iyo kuwa aan dowli aheyn, hadana Madaxweyne Farmaajo ayaa ka mid ah…

Daawo: Beesha Mudulood oo ka digtay dhul boobka ka socda deg…

Muqdisho (Axadle) – Kulan ay maanta iskugu yimaadeen waxgaradka, Nabadoonada iyo Siyaasiyiinta Beelaha Mudullood oo ka qabsoomay Caasimadda Muqdisho ayaa waxaa looga horyimid dhul boob ka socda degmada Dayniile. Kulanka oo sidoo kale uu goobjoog ka ahaa wasiiru-dowlaha wasaaradda ciyaaraha Soomaaliya ayaa waxaa looga digay dhul boob ka socda dhul la sheegay in garoon diyaaradeed ay ka hirgelinayso dowladda. Guddoomiyaha horumarinta Beelaha…

Deni oo ku dhowaaqay go’aan ka dhan ah shirkadda DP World – …

Garoowe (Axadle) – Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni oo Talaadada maanta ah si rasmi ah u daahfuray kalfadhiga 48-aad ee Golaha Wakiiladda ee Maamulka Puntland, ayaa ayaa sheegay in la joojiyey lacagihii shirkadda P&O oo hoos tagta shirkadda DP World ay ka qaadi jirtay dekedda Boosaaso. Heshiiska P&O ee marsada Boosaaso ayuu xusay in dib-u-eegis lagu bilaabay. Khuburo ka socda shirkada ayuu xusay in ay sahmiyeen xafaarida goobta ayna…

Bulshada Rayidka oo soo faro-geliyey kiiska dhallinyarada ku…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ee axadle Soomaaliya kulan ku yeeshay xubnaha Bulshada rayidka ah iyo waalidiinta dhalinyarada tababarka loogu qaaday dalka Eretareeya ee illaa hadda lagu la’yahay nolol iyo geeri. Kulanka oo ay soo qaban qaabisay bulshada rayidka ah ayaa waxaa looga hadlay sidii xal looga gaari lahaa welwelka iyo cabashada ay qabaan waalidiinta…

Al-Shabaab oo war kasoo saartay qaraxii xerada ciidanka Jene…

Muqdisho (Axadle) – Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta lagu qaaday xerada ciidamada Jeneral Dhega-badan oo ku taal banaanka Caasimadda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Al-Shabaab ayaa sheegtay in qaraxaas uu fuliyey qof ka mid ah qeybta is-miidaaminta ee koxodaas, islamarkaana uu ujeedka ahaa in la beegsado dhallinyaro qoraneysay askarnimo. Kooxda ayaa sheegtay in ay qaraxa ku dishay 40 kamid ah…

Dibad-baxayaal xirtay wado muhiim ah oo ku taalla Muqdisho -…

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta dibad-bax cabasho ah ka dhigay dhalinyarada ku shaqeysata mootooyinka Bajaajta ee ka howl-gasha Caasimadda, iyagoo isugu soo baxay fagaaraha taalada Daljirka Daahsoon. Bajaajleydan ayaa xirtay wadada Shabelle ee hormarta taallada Daljirka Daahsoon, una dhow xarunta madaxtooyada ee Caasimadda Muqdisho. Dhalinyarada kaxeysa mootooyinka Bajaajta ayaa ka cabanaya wado xumo, waxayna sheegeen inay waayeen meel ay maraan, isla-markaana jidadka qaar…