Jowhar oo la geynayo Ciidamo dheeraad ah si loo adkeeyo
Wasiirka Amniga DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan khayre ayaa kulan looga xaajoonayay sugidda ammaanka deegaannada Hir-Shabeelle la yeeshay saraakiil ka kala tirsan QM,…
Wasiirka Amniga DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan khayre ayaa kulan looga xaajoonayay sugidda ammaanka deegaannada Hir-Shabeelle la yeeshay saraakiil ka kala tirsan QM,…
Odayaal dhaqameed maanta gaaray magaaladda Jowhar ee Xurunta Dowlad-goboleedka Hirshabeelle. Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle waxaa maanta oo Axada gaaray…
sawir hore Inta la xaqiijiyay Illaa saddex askari oo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka ayaa ku dhimatay halka labo kalana ay ku…
DFS ayaa Magaalada Jowhar geysay Ciidamada gaarka u tababaran ee Haramcad sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo kala duwan oo mustaqbal la wadaagay…
Muddo xileedka 4-sano ee Hogaamiyaha DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare & Cali-Guudlaawe Xuseen ayaa idlaatay 17-kii bishaan Oktoobar 2020 oo ku beegneed…
Magaalada Muqdisho waxaa heshiis ku kala saxiixday Dowlaaha Soomaaliya & Talyaaniga, ujeedkiisu waa horumarinta mashruuca biyo xireenka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka…
Magaalada Jowhar ee xarunta DG Hir-Shabeelle waxaa ka socda dhaq-dhaqaaq siyaasadeed oo la xiriira dhismaha Baarlamaanka labaad ee Maamulkaas, loolanka Kursiga Hogaamiyaha…
Ciidamada Booliiska DG Hir-Shabeelle ayaa Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulkaas ka bilaabay howlgalo lagu baarayo xaafadaha Degmadaas, Gaadiidka & la socodka dhaq-dhaqaaqa…
Sawirka Baraha Bulshada Magaaladda Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe waxaa ka socda diyaar garowga doorashada xildhibaanada 2 aad ee dowlad-goboleedka Hirshabeelle…
Wasiir Arrimaha gudaha & dowladaha hoose ee Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle oo la hadlay Axadle ayaa sheegay in uu aad uga xun…
Taliska Booliiska Magaalada Baladweyne xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay qabteen Qamri lagu raray mid kamid ah Gawaarida ka dhex shaqeeya…